U bood dhigaalka

Akhriso War-murtiyeedka Wadahadalladii Burbruay Ee Galmudug

Sheeko:Dalka

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee wadahadalka ka dhex waday maamulka Galmudug oo madaxdiisa sare harreeyay khilaafka ayaa soo saaray War-murtiyeed ay kaga hadlayeen waxyaabihii ay la kulmeen.

Waxaa bubruray wadahadalladii socday, kadib markii xildhibaannadu ay sheegeen  in garab  kamid ah dhinacyadii wadahadalka ay diideen in wadahadal la furo.

Sidoo kale xildhibaannada ayaa sheegay in dowladda dhexe ay farogelin weyn ku sameysay arrinta Galmudug, Cadaado la geeyay shaqsi musharrax ah oo ay sheegeen in dhanka Villa Soomaaliya laga keenay laguna bixiyey hantidii qaranka.

Waxay xildhibaannadan sheegeen in madaxweyne Xaaf uu aqbalay talo soo jeedintoodii ahayd wadahadalka, halka madaxweyne ku xigeenka, guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeenkiisa Labaad ay diideen iney ogolaadaan furidda wadaxaajoodka

Halkaan hoose ka ahriso War-murtoyeedka:

0001

 

0002

0003