U bood dhigaalka

Aqalka sare oo loo magacabay Xoghaye Cusub

Sheeko:Dalka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi  ayaa Cabdinasir Ibrahim Guuled u magacabay xoghayaha guud ee aqalka Sare.

War ka soo baxay xafiiska guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa lagu sheegay in Cabdinasir Ibraahim Guuleed loo magacaabay xoghayaha guud ee aqalka sare.

Xoghayaha ayaa warqadda magacaabistiisa lagu sheegay in uu la xuquuq yahay xoghayayaasha dhiggiisa ah.