War saxaafadeed oo luuq adag ku qornaa ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Jubbaland uu ku ballan furay madasha wada-tashiga qaranka, umadda Soomaaliyeed, iyo beesha caalamka, islamarkaana uu doonayo inuu qabsado doorasho dadban oo asagu uu ku soo baxo.