1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 15 maxbuus oo ku dhintay rabshado ka dhacay xabsi ku yaalla dalka Ecuador Ugu yaraan 15 maxbuus ayaa ku dhintay 14 kalena way ku dhaawacmeen iska horimaad ka dhacay xabsiga ku yaalla dalka Ecuador , sida ay sheegtay waaxda xabsiga ee dawladdu.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dadweynaha Soomaaliland oo u dareeray goobaha cod-bixinta Dadweynaha soomaaliland ayaa safaf dheer dheer ugu jira codbixinta doorashada maanta ka dhacaysa deegaanada maamulkaas, taas oo ay ku dooranayaan hoggaamiyaha 5-ta sanoo soo socata caynaanka u hayn doona.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ku dhowaad 10 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo isku soo dhiibay maamulka degmada Xarardheere Ku dhowaad 10 xubnood oo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa isku soo dhiibay ciimada nabad-gelyada ee ka howlgala Magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug, sida uu xaqiijiyay maamulka degmadu.
1 daqiiqo Sheeko:BARAKACAYAASHA, Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo dunida u bandhigtay qorshaha qaran ee xal u helidda Barakacayaasha Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa shir-guddoomiyay Madasha daneeyayaasha Caalamiga oo lagu soo bandhigay Qorshaha Qaran ee Waddooyinka Xalka Waara oo lagu qabtay Geneva
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay wafdi ka socda Kenya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoygiisa ku qaabilay, islamarkaana kulan muhiim ah la yeeshay wafdi ka socda dowladda Kenya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisul wasaare ku xegeenka XFS oo ka qeyb-galay shirka isbadelka cimilada ee COP29 Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jamac, ayaa ka qayb-galay Shirka Madaxda Adduunka ee Isbedelka Cimilada, kaas oo qayb ka ah shirweynaha COP29 ee ka socda magaalada Baku, Azerbaijan.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab NISA oo sheegtay inay 23 Alshabaab ah ku dishay gobolka Galguduud Hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa sheegtay in hawlgal ay ka fulisay gobolka Galguduud ay ku dishay in ka badan 23 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab.
1 daqiiqo Sheeko:War Dad Itoobiyaan ah oo lagu diley magaalada Guriceel Wararka ka imaanaya magaalada guriceel ayaa sheegaya in la diley nin Itoobiyaan ah oo ka shaqaynayay goob biraha duugga ah lagu aruuriyo oo ku taalla halkaas, waxaana sidoo kale toogashadaas lagu dhaawacay nin kale oo asna Itoobiya ka soo jeeda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo duqeeyay fariisimo ciidan oo ku yaalla dalka Suuriya Milateriga Mareykanka ayaa qaaday weeraro ka dhan ah bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Suuriya, tillaabadaas oo taliska dhexe ee Mareykanka (CENTCOM) uu ku sheegay inay jawaab u ahayd weerarro ugu ciidamada Mareykanka ay ku soo qaadeen kooxo xulafo la ah Iran oo dalkaas ka howlgala.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu daarranyahay safarka guddoomiyaha aqalka sare uu ku tagayo Nairobi? Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.