2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga shirkii seddax geesoodka ahaa ee madaxda Soomaaliya, Masar, iyo Eritrea oo War-murtiyeed laga soo saaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb-galay shir madaxeed saddex geesood ah oo magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ereteriya ku dhex maray hoggaamiyaasha Soomaaliya, Masar, iyo Eritrea.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo kormeeray ciidanka cirka Soomaaliya ee tababarku uga socdo Eritrea. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud kormeeray xerada uu tababarku uga socda ciidanka cirka Soomaaliya ee dalka Eritrea .
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo faahfaahin ka bixisay kulan dhex maray Madaxweyneyaasha Soomaaliya, Masar iyo Eritrea Madaxweyneyaasha dalalka Soomaaliya, Masar iyo Eritrea ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaala-madaxda dalka Eritrea ee Asmara
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay diyaaradda Kenya Airways u hakinaysaa duulimaadyadeeda Soomaaliya? Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa sheegtay inay hakineyso duulimaadyadii ay ku imaan jirtay dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho, laga billaabao 14-ka October.
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Agaasin Goboleedka Dalalka Carabta ee Hay’adda UNDP Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso Marwo Marina Walter oo ah Ku-Xigeenka Agaasin Goboleedka Dalalka Carabta ee Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP).
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Masar oo ka degay magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Madaxweynaha dalka Masar mudane Cabdifitaax Casiisi ayaa gaaray magaala madaxda dalka Eritrea ee Asmara, halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen dhiggiisa Asias Afwerki iyo madax kale oo dowladdiisa ka tirsani.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Maxay ka wada-hadleen guddoomiyaasha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Imaaraadku? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta kula kulmay dhigiisa Baarlamaanka Dowladda Imaaraadka Carabta Mudane Saqr Ghobash.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha fallaagada RSF ee dalka Suudaan oo masar ku eedeeyay duqeymo lala beegsaday goobo ay ciimadiisu ku sugnaayeen Hoggaamiyaha fallaagada RSF ee dagaalka kula jirta ciidamada dowladda Suudaan Mohamed Hamdan Dagalo, ayaa Masar ku eedeeyay inay ku lug leedahay duqaymo xagga cirka ah oo lala beegsaday ciidamadiisa.
2 daqiiqo Sheeko:Aragti Soomaaliya oo hanatay saaxiibtinimada dhammaan dalka geeska Afrika iyo Itoobiya oo albaab waliba ka soo xirmay. Tan iyo markii ay qaraxday xiisadda u dhexaysa Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiish ku sheeggii xadgudubka ahaa ee maamulka Abii Axmed uu la galay Soomaaliland, jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay samaysay dadaallo mira-dhalay oo guulo waaweyn horseeday.
1 daqiiqo Sheeko:War Safiirka Soomaaliya ee Switzerland oo kulammo la qaadatay dhiggeeda dalalka Sacuudi Carabiya iyo Kuwait Switzerland (SONNA):-Safiirka Soomaaliya ee dalka Switzerland ahna wakiilka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ee Geneva Ambassador Khadra Ducaale ayaa halkaas kulan kula qaadatay dhiggeeda Boqortooyada Sacuudi Carabiya Ambassador Abdulmohsen M.Binkhothaila.