1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed oo kulan la yeeshay la-taliyaha la dagaalanka argagixisada ee Safaaradda Mareykanka Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaalieed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay Lataliyaha dagaalka ka dhanka ah kooxaha Argagixisada ee Safaarada Mareekanka ee Soomaaliya mudane Flannery, Robert.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo muddo dheer ka dib liiska argagixisada ka saaray ururka Daalibaan ee maamula Afgaanistaan Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu liiska argagixisada ka saaray ururka Daalibaan ee maamula dalka Afgaanistaan, asagoo go’aankaas ku tilmaamay mid muhiim ah oo mudnaa in mar hore la gaaro.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo si aan horay loo arag muqdisho loogu soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Wax ka ogow erayada Af-soomaaliga ee laga cabsi qabo inay sanadaha soo socda dabar-go’aan Af-soomaaliga oo ah mid kamida afafka ugu ugu faca-weyn dunida, islamarkaana islamarkaana hodan ku ah erayo dhumuc leh, murti baaxad leh, iyo sarbeeb ashqaraar leh ayaa waxaa sanadahan dambe soo food saartay halis jiritaankiisa ka dhan ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan oo maanta ku kulmaya dalka koonfur Afrika Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Suudaan ayaa maanta isku soo hor fariisanaya kulan ku saabsan nabadda oo ka dhaca Magaalada Johannesburg ee dalka koonfur Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigey dhallinyaro ciyaal wareeranimo lagu eedeeyay Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigey koox dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay falal nabad-gelyada lid ku ah, islamarkaana Boolisku ay tilmaameen inay ciyaal weero yihiin.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 6 Askari oo ka tirsan militariga Pakistan oo lagu diley iska hor-imaadyo ka dhacay galbeedka dalkaas Garabka warbaahinta milatariga ayaa Sabtidii sheegay in Gaashaanle Sare Muhammad Ali Shoukat uu ka mid ahaa lix askari oo lagu dilay dagaal habeen hore ka dhacay degmada Waqooyiga Waziristan ee gobolka Khyber Pakhtunkhwa oo ay weheliyaan lix fallaago ah.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WADATASHIGA QARANKA Xogihii ugu dambeeyay ee ku saabsan shirka Madasha wada-tashiga qaranka oo weli socda Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu gudoominaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii afaraad ka socdo xarunta Madaxtooyada villa Soomaaliya,iyadoo ay madaxda heer Federaal iyo Dowlad Goboleed ay si wadajir ah uga doodayaan sidii loo horumarin lahaa amniga, iyo dimuqraadiyeynta dalka.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga oo ugu yaraan 47 xubnood oo Alshabaab ah Ku diley howgal ka dhacay gobolka Galgaduud Dowladda Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay Ciidanka Xoogga Dalku ay dileen ugu yaraan 47 xubnood oo ka tirsanaa kooxda, ka dib markii ay howgal ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud.
1 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed oo kormeeray xarunta laanta ilaalinta canshuuraha Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdulaahi ayaan Maanta Kormeerey Xarunta laanta Dhexe ee Ilaalinta Canshuuraha Boliiska Soomaaliyeed