Ra’iisul wasaaraha XFS oo xaafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safaaradda Sucuudiga Sheeko:War Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha safaaradda Suudaan ee 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Markab dagaal ooTurkigu leeyahay oo soo gaaray Xeebaha Jabuuti. Markab dagaal oo ciidamada Badda ee dalka Turkiga ay leeyihiin, laguna magacaaboTCG KINALIADA ayaa gaaray dalka Jabbuuti, isaga oo ku guda jira howlgal uu ka wado Badda
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kulan la yeeshay safiirka dalka Ingiriiska Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulan kula qaatay safiirka Dowladda ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis.