Ugu yaraan 73 qof ayaa lagu dilay gobolka Balochistan ee dalka Pakistan, kadib markii kooxo gooni u goosad ahi ay weerareen saldhigyada boolis , khadad tareen iyo waddooyinka waaweyn oo halkaas ku yaallay, waxaana ciidamada ammaanku ay bilaabeen howlgallo aargoosi