2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino 7 waddo oo ay lagama maarmaan tahay in degdeg loo dayac-tiro Waddooyinkan qaarkood horay ayaa dhowr mar loo dayac-tiray, balse waxba iskama badelin oo xilliyada roobabka waxay noqdaan harooyin ay biyuhu jiifaan, waana layli jawaabtiisa ay bulshadu dowladda iyo maamulka Gobolka Benaadir ka sugayaan
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Guddiga Gurmadka Qarixii Liido oo sheegay in deeq lacag ah la siin doono ehelada dadkii ku dhintay qaraxaas. Guddiga gurmadka qarixii xeebta Liido oo kulanka ku yeeshay magaalada muqdisho, ayaa ballan-qaaday inay deeq lacag ah gaarsiin doonaan ehelada dadkii ku dhintay qaraxii
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Qorshaynta XFS oo kulan la yeeshay madaxa hay’adda USAID. Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxa Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ra’iisulwasaare ku xigeenka XFS oo guddoomiyay shir ku saabsan xasilinta deegaanada Hirshabeelle Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shir ku saabsan Xasillinta Deegaannada Hirshabelle oo uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dowla
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Goobaha ganacsiga intooda badan oo ka guuray akoonadii iyo numberadii lagu yaqaanay Xilli dhowaan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay hirgelisay hannaanka canshuuraha iibka oo ah qidmad ka go’aysa labada dhinac ee wax kala iibsanaya gaar ahaan macmiilka alaabta gadanaya ayaa inta badan goobaha ganacsiga
1 daqiiqo Sheeko:War Muxuu wasiirka maaliyaddu ka yiri cabashada ganacsatada Muqdisho? Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa waxaa xirnaa qeymo kamida suuqa weyn ee Bakaaraha, waxayna ganacsata qaarkood oo halkaas dibedbax tamasho ah ka dhigey
1 daqiiqo Sheeko:War Xamaas oo diiday heshiis xabbad-joojin ah oo Maraykanku ku dhawaaqay. Xamaas ayaa Mareykanka ku eedaysay inuu Israa’iil wakhtiga u dheeraynayo si ay u sii wado xasuuqa dadka marinka Qasa, wuxuuna hadalkani yimid ka dib markii xoghayaha arrimaha dibadda Antony Blinken uu ku dhawaaqay in ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin
1 daqiiqo Sheeko:War Muxuu yahay gefka uu Raali-gelinta ka bixiyay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya ?. Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis ayaa raali-gelin buuxda ka bixiyay hadal uu dhowaan yiri oo ay dowladda Soomaaliya si weyn
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraakiib Dagaal oo Shiinaha iyo Filibiin ay leeyihiin oo isku dhacay Maraakiibta dagaalka Shiinaha iyo Filibiin ayaa isku dhacay xilli ay gaaf wareegayeen aag badeed lagu muransanyahay ee
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay cabashadii baajaajleyaasha Muqdisho Ayadoo labadii todobaad ee la soo dhaafay wadeyaasha gaadiidka loo yaqaanno Bajaajtu ay dhigeen dibedbaxyo cabasho ah oo ku saabsanaa qidmadda oggolaansha darawalnimo oo lagu kordhiyay ayaa waxaa arrintaas qodobo xal u ah soo saaray wasaaradda gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo