3 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Afrika oo maraysa imtixaan dhanka daah-furnaanta doorashada ah iyo dalal ay Soomaaliya kamid tahay oo jawi doorasho ku jira Sanadka soo socda ee 2026 waxaa lagu wadaa inuu noqdo mid imtixaan culus u ah dimuqraadiyadda qaaradda Afrika, gaar ahaan dalalka Geeska Afrika oo ay doorashooyin isha lagu wada hayaahi ay ka qaban doonaan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Xariirka kubadda cagta Soomaaliya oo shaaciyay xilliga la qabanayo tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay waqtiga uu bilaabanayo tartanka kubadda cagta ee u dhexeeya kooxaha Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Magaalada Muqdisho oo laga daahfuray sahanka ku hadalka telefoonnada Magaalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabadda lagu Daahfurayay Sahanka Ku Hadalka Taleefannada Soomaaliya, gaar ahaan wareegyada 1-aad iyo 2-aad, oo lagu qiyaasay inay yihiin mid ka mid ah barnaamijyada ugu waaweyn ee lagu ururiyo xogaha ku saabsan isticmaalka adeegyada isgaarsiinta dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dhismaha guddiga madax-bannaan ee xuquuqul insaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay sharciga dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, kaddib markii labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ansixiyeen xubnaha Guddigan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu yahay halka shay ee uu Trump sheegay inay Soomaalidu ku feecanyihiin ? Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale u gafay Soomaalida, asagoo sheegay inay Soomaaliya tahay meel musiibo ah, wasakhaysan, islamarkaana dembiyo badani ay ka dhacaan
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ku dhowaad 20 qof oo ku geeriyooday dhismeyaal ku burburay dalka Marooko Ugu yaraan 19 qof ayaa ku geeriyooday, 16 kalena way ku dhaawacmeen, kadib markii laba dhismo oo afar dabaq ah ay ku burbureen degmada Al-Mustaqbal ee magaalada taariikhiga ah ee Fes ee dalka Morocco, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee dowladdu.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Barakac baahsan iyo xaalado bini’aadantinimo oo ka dhashay dagaalka Thailand iyo Cambodia Dagaalka u dhexeeya Thailand iyo Cambodia ayaa galay maalintii saddexaad, iyadoo duqeymo iyo weerarro cirka ah oo labada dal ay is-weydaarsanayaan ay sababeen barakac baaxad leh oo gaaraya in ka badan nus milyan qof, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta labada dal.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu yahay Furaha duulimaadyada ee ay dhowaan Soomaaliya dhowaan la soo waraagaysaahi ? Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay mar dhow la wareegi doonto furaha duulimaadyada dalka, kaas oo ah nidaamka farsamo ee caalamku ugu aqoonsanyahay maamulka hawada sare ee dal kasta.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Colaadda Thailand iyo Cambodia oo mar kale dib u qaraxday Thailand ayaa Duqeymo Cirka ah Ka Fulisay Xadka Cambodia, iyadoo Xiisadda u dhaxaysa labada dhinac ay mar kale dib u Qaraxday
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Qaramada Midoobay kala wareegtay baabuur loogu talo-galay Hay’adaha amniga Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kala wareegay Hey’adda UNDP gawaari loogu talagalay hey’adaha amniga dowlad-goboleedyada iyo gobolka Banaadir.