Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ku jiraan amniga dalka, dagaalka Alshabaab, wada-hadallada mucaaradka, iyo qodobo kale.