2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Dalalka Geeska iyo bariga Afrika oo loogu baaqay inay Maalgeliyaan Nadaamyada Digniinaha ka bixiya musiibooyinka Khubarada arrimaha cimilada ayaa ku baaqay in waddamada Geeska Afrika ay si degdeg ah u kordhiyaan maalgelinta nidaamyada digniinta hore, si loo yareeyo khasaaraha ka dhasha masiibooyinka la xiriira isbeddelka cimilada.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Muxuu daarranyahay Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee Jamhuuriyadda Jabuuti ? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda dalkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Qoorqoor oo ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay tartanka madaxtinnimada Galmudug Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka tanaasulay tartanka doorashada madaxtinnimada maamulka Galmudug, isaga oo sheegay inuu la shaqeyn doono cid kasta oo ku guuleysata hoggaanka maamulkaas.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog, Midnimada Soomaaliya, Munaasabadaha Gaarka ah, Warar & Warbixino Munaasabado lagu maamuusay 26-ka Juun oo laga qabtay magaalooyin kala duwan oo dalka ah Munaasabado ballaaran oo lagu xusayay 26-ka Juun, maalintii gobollada waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyadda ka qaateen gumeysigii Ingiriiska sannadkii 1960-kii, ayaa lagu qabtay magaalooyinka Muqdisho, Hargeysa, Dhuusamareeb iyo Baydhabo.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Booliska Soomaaliya oo xarig joogto ah u geysanaya wariyaasha Muqdisho, xilli aan xal loo hayn anshax-xumada baraha bulshada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliska Gobolka Banaadir, ayaa xiray Cabdullaahi Abuukar Cali oo ka mid ah wariyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho, kadib amar ay sheegeen inuu kasoo baxay hay’adaha garsoorka dalka
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Guddoomiyaha Guud ee dalka Kanada oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoontay Safiirka JFS mudane Daahir Xasan Cabdi Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Maraykanka, isla markaana ah Safiirka aan joogtada ahayn ee Soomaaliya qaabilsan wadanka Canada , Mudane Daahir Xasan Cabdi, ayaa si rasmi ah u gudbiyay warqadaha aqoonsiga safiirnimo kadib munaasabad ka dhacday Rideau Hall ee magaalada Ottawa.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Kiisaska Xanuunka Ebola ee DR Congo oo Kor u Dhaafay 1,100 xaaladood Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegtay in tirada dadka la xaqiijiyay inay qaadeen cudurka Ebola ay gaartay 1,118 qof, halka 291 qof ay u dhinteen cudurka tan iyo markii uu dillaacay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Qiimaha Dahabka dunida oo si weyn Hoos ugu Dhacay Suuqyada caalamiga ah ayaa maanta laga diiwaangeliyay hoos u dhac weyn oo ku yimid qiimaha dahabka, iyadoo wakaaladda wararka ee Reuters ay sheegtay in dahabku uu galay khasaarihii ugu weynaa tan iyo bishii Nofeembar 2025.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Muxuu daarranyahay Safarka Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ee Dhuusamareeb ? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo la filayo inuu maalmaha soo socda ku sugnaan doono.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Amar ku Bixiyey in Baaritaan Degdeg ah lagu Sameeyo Shirkadaha Shidaalka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyey in baaritaan rasmi ah oo degdeg ah lagu sameeyo shirkadaha waaweyn ee shidaalka, isagoo ku eedeeyey inay diideen inay hoos u dhigaan qiimaha batroolka ee laga iibsado kaalimaha, xilli uu hoos u dhac weyn ku yimid qiimaha shidaalka cayriin ee caalamka.