3 daqiiqo Sheeko:Munaasabadaha Gaarka ah Dib u milicso halgankii loo soo maray xorriyadda iyo waxa ay ka dhigantahay 1-da Luulyo Maanta waxaa guud ahaan dalka laga xusayaa 66-guuradii ka soo wareegtay markii gobolladii waqooyi iyo koofur ay ku midoobeen Jamhuuriyadda Soomaaliya, isla markaana gobolladii koonfureed ay ka xoroobeen gumeystihii Talyaaniga 1-dii Luulyo 1960.
1 daqiiqo Sheeko:Munaasabadaha Gaarka ah Wax ka Ogaw magaalooyinkii xalay sida weyn looga Xusay munaasabadda 1-da Luulyo Maanta oo ku beegan 1-da Luulyo, caasimadda Muqdisho waxaa lagu wadaa inuu ka qabsoomo mid ka mid ah dabaal-degyadii ugu waaweynaa ee loo qabto maalintan tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya, iyadoo kumannaan shacab ah iyo madaxda dowladda ay ka qeyb geli doonaan munaasabadda.
2 daqiiqo Sheeko:Munaasabadaha Gaarka ah Munaasabado waaweyn oo lagu xusayo 1-da Luulyo oo ka socda qaar kamid ah magaalooyinka dalka Munaasabado waaweyn oo lagu xusayo 1-da Luulyo ah markii ay xorriyadda qaateen gobollada Koonfureed ee dalku, islamarkaana dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ka socda qaar kamid ah magaalooyinka dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, Munaasabadaha Gaarka ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galaya dabaal-degga 49-guurada Xorriyadda Jamhuuriyadda Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb-galaya munaasabad ballaaran oo lagu xusayo 49 sano guuradii ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Jabuuti ay xorriyadda ka qaadatay Faransiiska 27-kii Juun 1977.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog, Midnimada Soomaaliya, Munaasabadaha Gaarka ah, Warar & Warbixino Munaasabado lagu maamuusay 26-ka Juun oo laga qabtay magaalooyin kala duwan oo dalka ah Munaasabado ballaaran oo lagu xusayay 26-ka Juun, maalintii gobollada waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyadda ka qaateen gumeysigii Ingiriiska sannadkii 1960-kii, ayaa lagu qabtay magaalooyinka Muqdisho, Hargeysa, Dhuusamareeb iyo Baydhabo.
2 daqiiqo Sheeko:Munaasabadaha Gaarka ah Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada oo Dardargelinaya Diyaargarowga Xuska 66-aad Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ee lagu dardargelinayo diyaarinta munaasabadaha lagu xusayo sanad-guurada 66-aad ee maalmaha taariikhiga ah ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.
2 daqiiqo Sheeko:Munaasabadaha Gaarka ah Munaasabado lagu xusayo 18-ka May oo maanta ka dhacaya deegaanada Soomaaliland Munaasabado waaweyn oo lagu xusayo 18-ka May oo ah maalintii ay Soomaaliland ku dhawaaqday gooni isku taageeda ayaa ka socda magaalada Hargeysa, deegaanno kale, iyo qaar kamid ah dalalka dibedda.
3 daqiiqo Sheeko:Munaasabadaha Gaarka ah 3 May: Maalinta Xorriyadda Hadalka Adduunka, Xilli Dunida Wali Tacadiga Saxafiga Ka Taagan Yahay Maanta oo kale sanad weliba waxaa adduunka laga xusaa maalinta xorriyadda saxaafadda madaxa bannaan oo ku beegan 3-da bisha May, lana asteeyay sanadkii 1993-kii,ayadoo ay dunidu isku tabisaa muhiimadda iyo kaalinta ay hormar.