2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino WFP oo digtay Cunto yaraan iyo naqa xuma ka jirta dalka Hay’adda Cuntada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa ka digtay in xaaladda cunno-yaraanta iyo nafaqo-darrada ee Soomaaliya ay si xowli ah uga sii dareyso, iyadoo sababaha ugu waaweyn lagu sheegay roobabkii oo yaraaday, maalgelinta gargaarka oo yaraatay iyo saameynta colaadaha Bariga Dhexe.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo xarigga ka jaray qeybta cusub ee dhimirka haweenka ee Isbitaalka Laansaleeti Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray qeybta dhimirka ee haweenka ee Isbitaalka Laansaleeti, kaddib markii lagu sameeyay dayactir iyo dib-u-habeyn ballaaran.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay ka dhiganyihiin weerarrada Cusub ee ay is dhaafsanayaan Mareykanka iyo Iiraan xilli dhowaan Heshiis la gaaray ? Mareykanka ayaa weerarro cirka ah ku qaaday bartilmaameedyo militari oo ku yaalla Iiraan, taasoo dhalisay dood xooggan oo ku saabsan in Madaxweyne Donald Trump uu jabiyay sharciga awoodaha dagaalka ee Mareykanka iyo heshiiskii dhowaan la gaaray.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Waqooyi Bari oo mamnuucay ku dhex qaadashada Hubka ee magaalooyinka deegaannadaas Maamulka Waqooyi Bari ayaa mamnuucay in magaalooyinka deegaannadaas lagu dhex qaato hub ay wataan cid aan ka tirsanayn ciidamada ammaanku.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo weerar gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn isugu jira ku qaaday saldhigyo Mareykan ah Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan (IRGC) ayaa sheegay inay fuliyeen hawlgal wadajir ah oo loo adeegsaday gantaallo ballistic ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones), kaas oo lagu bartilmaameedsaday goobo militari oo Mareykanku ku leeyahay gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ururka JSP oo ansixiyey murashaxnimada Liibaan Axmed Xasan ee xilka Hoggaamiyaha Galmudug Xarunta Dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta lagu qabtay kulanka Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu shir-guddoominayay Xoghayaha Guud ee ururka, Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay dhigantahay in Aqoonyahanka Soomaaliyeed loo magacaabay xilka Kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ee arrimaha bani’aadannimada? Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa u magacaabay Mohamed Yahya xilka Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Ku-Xigeenka Isuduwaha Gargaarka Degdegga ah ee Xafiiska Qaramada Midoobay ee Isuduwidda Arrimaha Bani’aadannimada (OCHA).
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, Munaasabadaha Gaarka ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galaya dabaal-degga 49-guurada Xorriyadda Jamhuuriyadda Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb-galaya munaasabad ballaaran oo lagu xusayo 49 sano guuradii ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Jabuuti ay xorriyadda ka qaadatay Faransiiska 27-kii Juun 1977.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo Mareykanka u Gacan-gelisay Eedaysane Loo Heysto Is-daba-marintii “Feeding Our Future” Xafiiska Xeer-ilaalinta Federaalka Mareykanka ee gobolka Minnesota ayaa si rasmi ah u shaaciyey in gacanta lagu soo dhigay, isla markaana dalka Mareykanka loo soo gacan-geliyey Cabdikariim Cabdilaahi Iidle, oo 42 jir ah, kaas oo ahaa mid ka mid ah eedeysanayaashii ugu weynaa ee kiiskii is-daba-marinta maaliyadeed ee barnaamijkii nafaqeynta carruurta ee “Feeding Our Future”.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garsoore Cumar Cartan oo Gaaray Kuwait si uu u Garsooro Kulan ciyaareed Muhiim ah Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa gaaray dalka Kuwait, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Kuwait, Sheekh Axmed Al-Yuusuf.