1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Jubbaland oo sheegtay inay diyaar u tahay in xiisadda Baladxaawo wada-hadal lagu dhammeeyo Maamulka Jubbaland oo ka hadlay dagaalkii saacado ka hor ka dhacay duleedka magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay wadaan dadaalo xiisadda lagu soo afjarayo, ayadoo wada-xaajood la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaalka ka socda duleedka Baladxaawo Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo saaka ka billowday duleedka magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, halkaaas oo ay isku hayaan ciidamo ka kala tirsan kuwa dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 5 wariye oo lagu diley Qasa 5 wariye oo uu ku jiro Anas al-Sharif oo ahaa kamid ah warfidiyeenkii ugu caansanaa ee sanadihii la soo dhaafay ka soo waramayay xaaladda Qasa ayaa saacado ka hor lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhaqaatiirta caalamka oo ka digaya cudurro halis ah oo ka dilaacay Marinka Qasa Dhaqaatiirta dunida ayaa si weyn uga digaya cudurro halis ah oo ka dilaacay marinka Qasa, ayagoo sheegay in gaajada, nafaqada darrada iyo nadaafad xumada halkaas ka jirtaahi ay horseedeen xanuunno…
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Maxaa hortaagan in si firfircoon looga faa’iidaysto wax soo saarka beeraha dalka? Beeruhu waa laf-dhabarta dhaqaalaha Soomaaliyeed, maadaama in ka badan 60% dadka ay ku tiirsan yihiin oo nolol maalmeedkooda ku maareeyaan wax la xariira dalagyadooda, Waxaana ugu badan soo saaridda dalagyada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masuuliyiin ka tirsan dowladda Ghana oo ku dhintay shil diyaaradeed Dowladda Ghana ayaa xaqiijisay in laba wasiir oo ka tirsan xukuumadda, oo ay ku jiraan Wasiirka Difaaca Edward Omane Boamah iyo Wasiirka Deegaanka Ibrahim Murtala Muhammed, ay ku dhinteen shil…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo si adag u hadashay arrimaha gobolka Gedo, digniina u dirtay madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay dhacdooyinkii ugu dambeeyay iyo xaaladda gobolka Gedo, ayadoo eedeyn culus u jeedisay siyaasiyiin uu ku jiro madaxmeyne ku xegeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ciidanka Itoobiya oo amar ku bixiyay in ciidanka dowladdu ay ka baxaan Baladxaawo Wararka ka imaanaya magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saacado ka hor saraakiil sar sare oo militariga Itoobiya ka tirsani ay halkaas booqdeen, kuwaas oo la kulmay guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya dab xooggan oo ka kacay Suuq bacaad Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dab xooggan oo saacado ka hor ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn Soomaaliya ee Suuq bacaad, ayadoo khasaaraha ka dhashay uu sii…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dhcdo naxdin leh oo ka dhacday magaalada Cadaado Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud dhacdo aad u naxdin badan ayaa ka dhacday magaaladaas, ka dib markii gabar yar halkaas si xun loogu dilay.…