1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Muxuu daarranyahay safarka madaxweyne Xasan Shiikh ee dalka Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti.…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo Faransiiska ku bogaadisay aqoonsiga Falastiin Xilli dhowaan Faransiisku uu ku dhawaaqay inuu aqoonsanayo dowladda Falastiin, ayaa DFS waxay si weyn u bogaadisay tillaabadaas, ayadoo ku tilmaamtay mid taariikhi ah iyo mabda’ ku dayasho mudan. War…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaal culus oo ka dhex qarxay Thailand iyo Cambodia Dagaal culus ayaa markale dib uga qarxay xadka ay isku hayaan dalalka Thailand iyo Cambodia, iyadoo labada dhinac ay is weydaarsadeen rasaas maalintii labaad oo xiriir ah, sida ay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Puntland oo gacanta ku soo dhigey nin shalay askar ku diley Garoowe Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Cabdiraxmaan Maxamed Cali, kaasi oo loo haysto in uu 24-kii bishan Luulyo weerar toos…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS oo qiratay in Jubaland ay ka faa’iidaysatay dayac iyo kala qeybsanaan ay la kulmeen ciidankii joogay baladxaawo Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashid Janan oo hadda dowladda federaalka ugu magacaaban taliyaha nabad sugidda gobolka Gedo ayaa sheegay in xuquuq la’aan ciidan iyo khilaaf u dhexeeyay saraakiil ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxay howlgallo ka dahcau gobollada Mudug iyo Galgaduud Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxay howlgallu ay ciidanka xoogga dalku ka fuliyeen deegaannno ka tirsan gobollada Mudug iyo Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug, ayadoo la sheegay in howlgalladaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saraakiil ka tirsan militariga Soomaaliya oo ka qeyb-galay bandhigga caalamiga ah ee Hubka oo lagu qabtay Istanbul Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha CXDS, Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar, ayaa ka mid ah saraakiisha sare ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Warbaahinta Imaaraadka oo billowday dacaayado ka dhan dowladnimada Soomaaliya Warbaahinta dalka Imaaraadka Carabta ayaa billowday dacaayado ka dhan ah dowladnimada Soomaaliya, xilli dalkaasi uu si weyn faraha ugula jira arrimaha gudaha iyo siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Maqaal dheer oo…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya iyo Switzerland oo kala saxiixday heshiis lagu hormarinayo adeegyada Socdaalka iyo amniga 𝗛𝗮𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗝𝗶𝗻𝘀𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗛𝗮𝘆’𝗮𝗱d𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗔𝗺𝗻𝗶𝗴𝗮 𝗲𝗲 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗦𝘄𝗶𝘁𝘇𝗲𝗿𝗹𝗮𝗻𝗱 ayaa 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗮𝘅𝗶𝗶𝘅𝗱𝗮𝘆 heshiis 𝗶𝘀𝗸𝗮𝗮𝘀𝗵𝗶 oo 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗵𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝘁𝗮𝘆𝗮𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗰𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗔𝗺𝗻𝗶𝗴𝗮 𝗫𝘂𝗱𝘂𝘂𝗱𝗱𝗮𝗵𝗮. Agaasimaha Hay’adda Socdaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Booliiska Soomaaliya oo gacanata ku soo dhigay nin ku eedeysan inuu xaaskiisa si xun u jirdiley Booliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay degmada Deyniile ka fuliyeen ku soo qabtay nin lagu eedeeyay inuu xaaskiisa si xun ugu jirdiley magaalada Muqdisho, ayagoo sheegay in sida ugu dhqsaha badan…