1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay ee duqeymaha Iran iyo Israa’iil Dowladda Iran ayaa saacado ka hor weerar adag oo jawaab ah ku qaaday gudaha maamulka Israa’iil, ayadoo adeegsatay 150 gantaal oo balaastig ah iyo in ka badan 100 diyaaradaha aan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalalka Carabta qaarkood oo si adag u cambaareeyay Weerarka Israa’iil ee Iran Qaar kamid ah dalalka Carabta oo ay ugu horreeyaan Sucuudiga iyo Qatar ayaa si adag u cambaareeyay Weerarkii ay saacado ka hor Israa’iil ku qaaday gudaha dalka Iran, kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo weerarkii ugu cuslaa ku qaaday dalka Iran Israa’iil ayaa weerar ku qaaday caasimadda dalka Iiraan ee Tehran aroornimadii hore ee Jimcaha maanta ah, iyadoo qaraxyo xooggan laga maqlay magaalada, waxayna Israa’iil sheegtay inay bartilmaameedsatay goobaha nukliyeerka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray markabka ORUC REIS ee sahminta shidaalka ka wada Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay markabka “Oruc Reis” oo ku howlanaa baarista shidaalka dalkeenna, kadib markii si rasmi ah loo soo gabagabeeyay sahanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya shil diyaaradeed oo ka dhacay Dalka Hindiya Diyaarad rakaab oo ay leedahay shirkadda Air India oo ku sii jeedday garoonka Gatwick ee magaalada London ayaa ku burburtay magaalada Ahmedabad daqiiqado kooban kadib markii ay duushay, iyadoo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay tahay canshuurta laga jaro mushaarka Shaqaaluhu, yay’se waajib ku tahay ? Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan soo rogtay canshuur laga jarayo xaquuqda shaqaalaha, taas oo ah khidmad toos looga goynayo mushaarka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda, masuuliyiinta Xukuumadda iyo Mudaneyaasha baarlamaanka, ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 10 qof oo ku geeriyooday weerar lagu qaaday iskuul ku yaalla dalka Austria Inta la xaqiijiyay qof ayaa ku geeriyooday weerar lagu qaaday iskuul ku yaalla dalka Austria, waxaana toogashadan oo lagu tilmaamay middii ugu xumayd taariikhda casriga ah ayaa la sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo soo jeediyay in dadka falastiiniyiinta ah loo raadiyo dhul kale Mareykanka ayaa sheegay in aanu oggolayn qorshaha lagu doonayo in falastiiniyiinta loogu dhiso dowlad madax-bannaan, asagoo sheegay in haddii la doonayo in arrintaas ay mira-dhal noqato ay qasab tahay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo ka hadashay dad Koonfur galbeed ka soo jeeda oo lagu xiray Gaalkacyo Xilli saacadihii la soo dhaafay si weyn loo hadal hayay dad ka soo jeeda deegaanada maamulka Koonfur galbeed oo lagu xiray magaalada Gaalkacyo, islamarkaana siyaasiyiinta qaarkood ay falkaas ku tilmaamayeen…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Hannaanka Federaalku caqabad ma ku noqan karaa waddaniyadda ? Soomaaliya waxay qaadatay hannaanka Federaalka muddo haatan laga joogo 20 sano, balse weli waxaa taagan caqabado ka dhasha nadaamkaas oo aan si dhammaystiran u hirgelin inkastoo haykalkiisa muuqaal ahaan dalka…