1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xaaladda California oo weli cakiran iyo masuuliyiinta gobolkaas iyo Trump oo qoorta iskula jira Gobolka California ee dalka Mareykanka waxaa weli ka socda rabshado u dhexeeya ciidamada ammaanka iyo dad ka caraysan howlgalka musaafirinta ah ee dowladdu waddo. Guddoomiyaha gobolkaas Gavin Newsom ayaa madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgal qorshaysan oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay howlgal qorshaysan oo ciidanka si gaarka ah u tababaran ee Danab ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka shabeellaha Hoose. War saxaafadeedka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Abii Axmed waa caddaalad darro inay Itoobiya bad la’aan ahaato Ra’iisulwasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in dalkiisu uu wajahayo cadaalad darro deked la’aan, asagoo intaa ku daray in 30-kii sanoo la soo dhaafay ay culays ku noqatay waayitaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibedbaxyo rabshado wata oo ka billowday magaalada Los Angeles Isku dhacyo rabshado wata ayaa ka billowday magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka, ka dib markii ay is farasaareen ciidamada ammaanka iyo dad mudaaharaadayay oo ka soo horjeeday weeraro lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Saameyn noocee ah ayay dadka Soomaaliyeed ku yeelanaysaa xayiraadda safar ee Mareykanku? Maamulka Trump ayaa dhowaan xayiraad socdaal ku soo rogay muwaadiniinta dhawr dal oo ay Soomaaliya ku jirto, kuwaas oo dadkooda laga mamnuucay gelitaanka ama u safridda Mareykanka. Xannibaaddan ayaa saameyn…
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay tahay halista ku gadaaman maalmaha iyo dabaaldeggoodu ? Ciiddu guud ahaan dadyowga islaamka ee daafaha dunida ku kala nool iyo bulshooyinka deriska la ahba waxay u tahay ammin ama xilli farxad iyo rayn rayn leh oo dabbaaldeg iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu salka ku hayaa khilaafka Trump iyo Elon Musk? Saacadihii la soo dhaafay warbaahinta dunidu waxay si weyn u hadal haysay Khilaaf ka dhex qarxay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo maalqabeenka caalamka ugu hodansan ee Elon Musk, kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ku dhowaad 2 milyan oo muslimiin ah oo maanta taagan banka carafo Maanta, oo ku beegan 9-ka Dhu al-Hijjah ee sanadka 1446, malaayiin Muslimiin ah ayaa isugu tagey Banka Carrafo si ay u gutaan acmaasha Xajka oo ah rukni kamid ah tiirarka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo codka diidmada qayaxan ah ku diiday qaraar la doonayay in dagaalka Qasa lagu joojiyo Golaha ammaan qaramada Midoobay ayaa ku guuldarraystay meelmarinta qaraar lagu doonayay in lagu joojiyo dagaalka Qasa ka dib markii Mareykanku uu codka diidmada qayaxan u adeegsaday. Qaraarkan oo ay isku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaad ka ogtahay tayada diyaaradaha dagaal ee Turkigu uu siiyay Soomaaliya? Dowladda Soomaaliya ayaa Turkiga kala wareegtay seddax diyaaradood oo ah nooca loo yaqaanno T129 ATAK, ayadoo dalalka Afrika aysan horey u soo gaarin diyaaradaha noocaas ahi. Diyaaradda T129 oo uu…