2 daqiiqo Sheeko:War Mungaab oo loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah ugu magacaabay Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho.…
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED, URURKA MIDOWGA AFRIKA Taariikh nololeedka Janeraal Maxamed Xirsi Moorgan Allaha u naxariistee waxaa Saacado ka hor magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku geeriyooday Janeraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo ka tirsanaa saraakiishii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kumanaan kamid ah saraakiisha ciidanka Israa’iil oo dalbanaya in la joojiyo dagaalka Qasa In ka badan 1200 oo ka tirsan Saraakiisha Israa’iil iyo askarta kaydka ah ayaa diyaarinaya warqad ay kaga dalbanayaan dawladda iyo taliyaha guud ee ciidamada inay si degdeg ah u…
1 daqiiqo Sheeko:War Trump oo Canada hordhigey inay Mareykanka ku biirto iyo doorasho labaad Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu dalka Canada ka dalbaday inay inay kala doortaan inay ku biiraan barnaamijka gantaallada Gold Dome ama ay noqdaan gobolka 51-aad ee Mareykanka. “Canada…
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay duqeyn diyaaradeed oo ay ciidanka AFRICOM ay ka fuliyeen duleedka Kismaayo Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay howlgal duqeyn diyaaradeed ah oo ay ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee AFRICOM ka fuliyeen gobolka Jubbada hoose. War qoraal ah oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muqdisho oo maanta Martigelineysa Ciyaaryahanno heer Caalami ah iyo Madax Sare oo Ka Socota FIFA iyo CAF Magaalada Muqdisho waxay maalinta si taariikhi ah u martigelin doontaa ciyaaryahanno heer caalami ah oo magac weyn ku leh dunida kubadda cagta, kuwaas oo ay ka mid yihiin halyeeyada Afrika…
2 daqiiqo Sheeko:War Kenya oo oggolaatay in Soomaaliland ay Xaafiis dublumaasiyadeed ka furato dalkeeda Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay Soomaaliland u oggolaatay xaafiis dublumaasiyadeed oo ay dalkeeda ka furato, asagoo sidoo kale sheegtay inay xoojinayso xariirka ay la leedahay dowlad goboleedyada Soomaaliya. Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga iyo difaaca labada dal Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyadda Masar, Sarreeye Gaas Cabdilmajiid Saqar. Intii uu socday wadahadalku, labada dhinac waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi oo xirtay afar qof oo lagu eedeeyay shil markab Kuuriyada Waqooyi ayaa xirtay afar masuul oo ay ku eedeysay inay ka dambeeyeen shil toddobaadkii hore ka dhacay goob lagu magacaabo Chongjin Shipyard, halkaas oo markab dagaal oo cusub uu…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Waa kuwee dadka aan loo baahnayn inay ku dhex milmaan khilaafyada Siyaasadeed? Soomaaliya oo ka soo kabanaysa burbur dowladnimo iyo colaado sokeeye oo muddo dheer socday ayaa weli la daalaa-dhacaysa xasillooni-darro siyaasadeed iyo kala aragti duwanaasho mararka qaar carqalad ku noqda horu-socadka…