1 daqiiqo Sheeko:War Booliska Gobolka Nugaal oo gacanta ku dhigay nin loo haysto dilka ka dhacay Garoowe Ciidanka booliiska gobolka Nugaal ee dowlad goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay eedeysane loo haysto fal dil ah oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Garoowe. War saxaafadeed ka…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sooyaalka hannaanka doorashada dunida iyo noocyadeeda Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa wada diiwaangelinta dadweynaha codbixiyaasha ka noqan doona doorasho qof iyo cod ah oo dowladda ay horay u sheegtay inay bartamaha sanadkan iyo midka soo socda billowgii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imaaraadka oo sheegay inuusan aqoonsanayn dowladda Suudaan Dowladda isku tagga Imaaraadka carabta oo khilaaf xooggana kala dhexeeyo Xukuumadda militariga Suudaan ayaa sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka hadda ka jira dalkaas ee uu hoggaamiyo Janeraal Cabdifitaax Al-Burhaani Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisadda Pakistan iyo Hindiya oo saameyn ku yeelatay duulimaadyada Diyaaradaha gobolka Xilli xiisadda dalalka Hindiya iyo Pakistan ay cirka isku sii shareerayso, islamarkaana labada dhinac ay dhowaan duqeymo cirka ah is waydaarsadeen ayaa umuurtaasi waxay saameyn ku yeelatay isku socodka duullimaadyada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hindiya oo duqeysay goobo ku yaalla Pakistan iyo Militariga dalkaas oo jawaab adag ka bixiyay Hindiya ayaa saacado ka hor weerar bartilmaameedyo ku yaalla gudaha dalka Pakistan, ayadoo sheegtay inay beegsaday xurumo ay lahaayeen kooxo ka dagaallama gobolka Kashmir, islamarkaana ay taageerto dowladda Pakistan. Duqeymaha…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliyaha ciidanka AFRICOM? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Wasiirka gaashasndhigga, iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa saacadihii la soo dhaafay kulamo kala duwan la yeeshay Taliyaha ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu yahay heshiis uu Mareykanku la galay kooxda Xuutiyiintu? Ka dib maalmo duqeymo adagi ay ka socdeen dalka Yemen Maamulka Trump ayaa sheegay inuu heshiis xabbad-joojin ah la galeen kooxda Xuutiyiinta, sida ay shaacisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanku. Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaaraysay weerarkii ay kooxda RSF ku qaaday Magaalada Porta Suudaan ee dalka Suudaan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay weerar is miidaamin ah oo diyaarad loo adeegsaday, kaas oo dhowaan lagu weeraray magaalada Port Sudan oo hadda ay ku shaqayso Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoyska, ehelka, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid AUN Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya iyo Israa’iil oo ka wada-hadlay xaaladda geeska Afrika Wasiirka arrimaha dibadda maamulka Israa’iil Gideon Sar oo booqasho rasmi ah ku tagey magaala-madaxda Itoobiya ee Addis-ababa ayaa masuuliyiin dalkaas kala hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo inay iskaashi dhinacyo…