Taniyo markii uu isbeddelka maamul ka dhacay deegaannada Koonfur Galbeed, islamarkaana uu xilka banneeyay Madaxweynihii hore ee maamulkaas, Cabdicasiis Laftagareen, waxaa si degdeg ah u billowday dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo xooggan oo ay hormuud ka tahay dowladda Federaalka ee Soomaaliya.