1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga, Masar, iyo Pakistan oo wada dadaal lagu wada hadashiinayo Mareykanka iyo Iiraan Madaxda dalalka Turkey, Masar iyo Pakistan ayaa wada dadaallo diblomaasiyadeed oo xooggan si loo qabto kulan degdeg ah oo ay yeeshaan madaxda Mareykanka iyo Iran, sida ay sheegayaan ilo diblomaasiyadeed oo lagu kalsoon yahay.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Dagaalka Iiraan iyo Qalalaasaha Tamarta ee Aasiya: Go’aanno Deg-deg ah oo Si Lama Filaan ah u Beddelaya Nolosha Bulshada Iyadoo dagaalka iyo xiisadda ka taagan marin-biyoodka Hormuz ay sii xoogeysanayaan, isla markaana ay hakad geliyeen qulqulka shidaalka ee ka imanaya Iiraan iyo dalalka Khaliijka, waddamada Aasiya ayaa galay xaalad deg-deg ah oo aan hore loo arag.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Colombia Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad uu leeyahay Ciidanka Cirka ee Colombia ay burburtay wax yar kadib markii ay kacday, sida ay sheegeen saraakiisha dowladdu.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, TAARIIKHNOLOLEED Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Ganacsade Maxamed Faarax Jiis Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Faarax Jiis oo ka mid ahaa haldoorka ganacsatada Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka LaGuardia ee New York Warbaahinta Mareykanka ayaa saaka aroortii hore soo werisay in uu dhacay shil Diyaaradeed ka dib markii ay isku dhaceen culus oo u dhexeeya diyaarad laga leeyahay Kanada iyo gaari ku sugnaa dhabaha diyaaradaha ee garoonka diyaaradaha LaGuardia ee magaalada New York.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay guddi doorasho, xilli ay xiisad adagi kala dhaxayso DFS Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa magacaabay guddi madax-bannaan oo ka kooban 9 xubnood, kuwaas oo loo xilsaaray diyaarinta iyo maamulidda doorashooyinka maamulkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo ku hanjabay inuu qaadayo Tallaabooyin adag oo looga jawaabayo weeraradda Iiraan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kulul u cambaareysay waxa ay ku tilmaantay falal gardarro ah oo ay Iiraan ka waddo gobolka, kuwaas oo ay sheegtay inay si toos ah u beegsanayaan amniga iyo xasilloonida Boqortooyada iyo dalalka kale ee Khaliijka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo adeegsatay gantaal cusub oo riddo dheer Wararka ka imanaya Bariga Dhexe ayaa sheegaya in dowladda Iiraan ay adeegsatay gantaal cusub oo riddo dheer leh, kaas oo la sheegay inuu gaari karo masaafo dhan 4,000 km (afar kun oo kiilomitir).
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka oo maanta si weyn looga ciiday Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka Soomaaliya ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyadoo kumanaan qof ay isugu soo baxeen waddooyinka waaweyn si ay u muujiyaan farxadda maalinta Ciidda
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Rabshado ka dhashay Ra’iisul Wasaaraha Australia oo isku dayay inuu ka qeyb-galo Tukashada salaadda Ciidda falcelin xooggan ayaa ka dhalatay ka qeyb-galka Ra’iisul Wasaaraha Australia ee Tukashada salaadda Ciidul Fidriga ee lagu tukaday masaajidka Lakemba ee magaalada Sydney, iyadoo qaar ka mid ah dadka cibaadeysanayay ay muujiyeen caro iyo diidmo.