2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dabbaal-degyadii Ciidda ee dalalka Carabta oo uu Sanadkan Saameeyay dagaalka Iiraan Dabaaldegyadii ciidda ee dalalka Carabta ayaa sanadkan waxaa si weyn u saameeyay xiisadaha militari ee gobolka, gaar ahaan dagaalka u dhexeeya Iiraan iyo huwanta Mareykanka iyo Israa’iil, taasoo keentay in la xaddido ama la mamnuuco isu soo baxyadii waaweynaa ee munaasabadda Ciidda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabiyay Taangi Casri ah Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, ayaa kormeeray tababar milatari oo ballaaran oo lagu soo bandhigay taangi cusub, sida ay baahisay Korean Central News Agency (KCNA).
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo dil toogasho ah ku fulisay dad lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen Rabshado dalkaasi ka dhacay Hay’adda garsoorka ee dalka Iiraan ayaa ku dhawaaqday fulinta xukun dil ah oo lagu riday saddex qof, kuwaas oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen rabshado ka dhacay magaalada Qum bishii Janaayo ee la soo dhaafay.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Trump aflagaadaynta Soomaaliya ma ujeedooyin kale ayuu ka leeyahay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa mar kale hadal muran badan dhaliyay ka jeediyay Aqalka Cad (Oval Office), isagoo Soomaaliya ku tilmaamay dal heerka afraad ah, islamarkaana aan lahayn dowladnimo iyo adeeg ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo Gantaallo ku garaacaysa Israa’iil iyo Daanta Galbeed Dad ku sugan qaybo ka mid ah Israa’iil iyo Daanta Galbeed ayaa sheegay inay arkeen gantaallo badan oo hawada maraya, kuwaas oo ka yimid Iiraan, iyadoo xaaladdu uu dagaalka gobolka Bariga Dhexe sii xoogaysanayo.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumuu ahaa Cali Laarijaani, madixii golaha amniga Iiraan ? Dowladda Iiraan ayaa saacado ka hor shaacisay in duqeyn lagu diley madixii Golaha amniga dalkaas Cali laarijaani, wiilkiisa, ku xigeenkiisii, iyo xubno kamid ah ilaaladiisa gaarka ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 400 qof oo ku geeriyooday weerar lagu qaaday goob dhaqan-celin oo ku taalla Afgaanistaan In ka badan 400 oo qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen weerar lala beegsaday xarun dhaqan-celin oo lagu daweeyo dadka qabatimay daroogada oo ku taalla caasimadda Afgaanistaan ee Kabul, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ee dalkaas
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikhnololeed: Kumuuu ahaa Mufakkirkii Islaamka ee Syed Muhammad Naquib al-Attas? Siddeedii bishan Maarso dunida fikirka Islaamka ayaa lumisay mid ka mid ah aqoonyahannadeeda ugu waaweyn ka dib markii uu geeriyooday mufakirkii iyo faylasuufkii Muslimka ahaa ee Syed Muhammad Naquib al-Attas, isagoo 94 sano jir ah.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Koonfur Galbeed oo beeniyay inuu dagaal ka socdo magaalada Baydhabo Xilli saacadihii la soo dhaafay ay warbaahintu tabinaysay warar sheegaya in iska hor-imaad hubaysan oo u dhexeeya Ciidanka koonfur galbeed iyo xoogagga mucaaradka taageersani uu magaaladaas ka dhacay, ayaa waxaa arrintaasi beeniyay masuuliyiin ka tirsan KGS.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedka Wariye Jamal Rayyan Allaha u naxariistee waxaa saacado ka hor la xaqiijiyay geerida wariyihii rugcaddaaga ahaa ee Jamal Rayyan oo muddo dheer ka shaqaynayay warbaahinta Carabta, gaar ahaan TV-ga Aljazeera.