1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya howlgal ay ciidanka xoogga dalku ka fuliyeen agagaarka degmada Aadan Yabaal Ciidamada Deegaanka Mabaax oo hoos taga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa weerar qorsheysan galabta Maqribkii ku qaaday koox Al-Shabaab ah oo isku uruursatay aagga degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha…
3 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo si adag uga hortimid Aqoonsi ay Puntland u sameynayso dadka ku nool deegaanadeeda Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid diiwaangelin dadweyne iyo aqoonsi gaar ah oo ay Puntland ku dhawaaqday inay ka sameynayso deegaanadeeda, waxaana war saxaafadeed ay…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa laga ogyahay xogta sargaalka Itoobiya u shaqaynayay ee lagu diley Laascaanood ? Magaalada Laascaanood ee maamulka SSC-Khaatumo waxaa dhowaan lagu diley Faarax Caydiid Jaamac oo ka tirsanaa Qunsuliyadda Itoobiya ee magaalada Garoowe, gaar ahaan qeybta sirdoonka, waxaana meydkiisa oo laga helay god…
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Wasiir Fiqi oo sheegay in awoodda Al-Shabaab si weyn loo wiiqay kadib muddo labadii sano ee la soo dhaafay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab la wiiqay awooddooda kadib muddo labo sano oo xiriir ah oo howlgal…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxaa looga hadlay kulanka madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra’ïisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo dhowaan dalka dib ugu soo laabtay kulanka labada…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Safiirka Soomaaliya u fadhin doonta Mongolia oo Nuqulka kamid ah Warqadaha Aqoonsiga u Gudbisay Agaasimaha Wasaaradda arrimaha dibadda dalkaas Safiirka aan degganeyn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Mongolia, Marwo Hodan Osman Abdi, ayaa maanta si rasmi ah nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo u gudbisay Agaasimaha Habmaamuuska…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka iyo Iran oo gaaray is-af-garad hordhac ah Dowladaha Mareykanka iyo Iran oo Wada-hadallo uga socdeen dalka Cumaan ayaa gaaray is afgarad hordhac ah oo bilow u ah heshiis dhammeystiran oo dhinacyadu ay dhowaan wada-gali doonaan, sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallada buuraleyda Calmiskaad oo galay wajigii ugu dambeeyay iyo ciidamada oo la wareegay fariisimo hor leh Ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay guluf oo ay qaadeen kula wareegey taliskii u danbeeyey ee Kooxda Daacish ku lahayd buuraha Calmiskaad, kaasoo oo ku yaalla Togga…
4 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino heerarkii ay soo mareen wada-hadallada DFS iyo Soomaaliland Soomaaliland ayaa ku dhawaaqday in ay gebi ahaanba joojisay wada-hadalladii kala dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo jiitamayay taniyo sanadkii 2012-kii, ayadoo DFS ku eedeysay in ay ka leexatay wadadii…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Imaaraadka Carabta oo beenisay inay ka qeyb-galayso duulaanka uu Mareykanku qorshaynayo inuu ku qaado dalka Yemen Maamulka Trump ayaa qorshaynaya inuu duulaan dhanka dhulka ah ku qaado dalka Yemen, gaar ahaan deegaannada ay maamulaan kooxda Xuutiyiinta ee gacan saarka la leh dowladda Iran, waxayna Washington dadaal…