1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Qaar kamid ah Xildhibaanada ka soo jeeda oo Soomaaliland oo beeniyay inay qeyb ka ahaayeen war saxaafadeed looga horjeestay SSC-khaatumo Qaar kamid ah Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo laga soo doorto deegaanada Soomaaliland ayaa dhowaan soo saaray war saxaafadeed ay ku diiddanyihiin in hoggaamiyaha maamulka SSC-khaatumo…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa loo fasiran karaa farriinta madaxweynaha Mareykanku ee ka dhanka ah kooxaha Daacish iyo xuutiyiinta ? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qoraal uu bartiisa X soo geliyay ku sheegay in kooxda Daacish ay hadda ku jirto xaalad dhuumaalaysi ah, balse waxba uma suurta-geli doonaan, waana heli…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu yahay adeegga Internet-ka Starlink ee Soomaaliya dhowaan la keenayaaye ? Dowladda Soomaaliya ayaa ruqsad ay dalka lagu keenayo siiyay adeegga Internet-ka satellite-ka ku shaqeeya ee Starlink oo uu leeyahay maalqabeenka Elon Musk. Qoraal kooban oo uu bartiisa X soo dhigey…
1 daqiiqo Sheeko:War SSC-Khaatumo oo si rasmi ah uga qeyb-galaysa shirka Madasha wada-tashiga qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in hoggaamiyaha maamulka SSC-khaatumo uu si rasmi ah uga…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul wasaaraha XFS oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay mashaariic kala duwan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay siddeed mashruuc oo muhiim ah, kuwaas oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka hirgelinayso…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Warbixin xariirka ka dhexeeya caafimaadka iyo cuntooyinka wadniga ah Ku tiirsanaanta cuntooyinka wadniga ah iyo wax soo saarka gudaha waxaa ku jira 3 faa’iido oo waaweyn kuwaas oo kala ah; mid dhaqaale, mid caafimaad, iyo nabad-gelyo. Ugu horreyn dalagyada…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland oo beenisay inay deegaanadeeda ka mamnuucday diyaaraddii Ra’iisul Wasaaraha geysay Laascaanood Puntland ayaa beenisay war saacadihii la soo dhaafay baraha bulshada lagu hadal-hayay oo ku saabsanaa inay deegaanadeeda ka mamnuucday mid kamid ah diyaaradii wefdiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya geeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Masuuliyiin ka tirsan XFS oo booqday maraakiib loo diyaariyay inuu qodo shidaalka Soomaaliya Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa dultagay oo booqday Maraakiibta loo diyaariyay qodista Shidaalka Soomaaliya oo ku sugan badda Madow.…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo ciidanka xoogga dalka ugu hambalyeeyay 65-san9 guuradii ka soo wareegtay markii la aas-aasay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray qeybaha, talisyada iyo darajooyinka kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta ay ku beegan…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay shirka caalamiga ah ee Madasha Diblomaasiyadda Antalya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeybgalay Madaxda Caalamka, furitaanka Madasha Diplomaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga. Madashan oo ka mid ah fagaareyaasha caalamiga ah ee ugu…