2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo sheegay in uusan caddayn muujinaysa in Iiraan ay hormarinayso hub Nukliyeer ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ruushka, Sergei Lavrov, ayaa sheegay in Moscow aysan weli arag wax caddeyn ah oo muujinaysa in Iiraan ay horumarinayso hub nukliyeer, xilli Mareykanka iyo Israa’iil ay sii wadaan weerarro ka dhan ah Tehran.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo xirtay Masjidka barakaysan ee Aqsa Sida ay baahisay warbaahinta middle east aye ciidamada Israa’iil ayaa xireyay albaabada Masjidka Al-Aqsa maalintii saddexaad oo xariir ah, iyagoo ka hor istaagay Muslimiinta Falastiiniyiinta ah inay ku tukadaan goobtan barakeysan xilli lagu guda jiro bishan Ramadan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Safaaradda Maraykanka ee Sucuudiga oo dab qabsaday, ka dib markii diyaarado Drones ah lagu weeraray Safaaradda Maraykanka ee caasimadda Sacuudiga, Riyadh, ayaa lagu weeraray laba diyaaradood oo aan duuliye lahayn, waxaana ka kacay dab gudaha xarunta, sida ay xaqiijisay Wasaaradda Difaaca ee Sacuudigu.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo xirtay marin biyoodka Hormuz, kuna hanjabtay inay gubi doonto markab kasta oo soo gala Xiisadda u dhaxaysa Iiraan, Israa’iil iyo Maraykanka ayaa gaartay heerkii ugu sarreeyay kadib markii sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan uu ku dhawaaqay in Marin-biyoodka Hormuz la xiray, isla markaana markab kasta oo isku daya inuu ka gudbo la weerari doono.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxay ka wada-hadleen madaxda Soomaaliya, Jordan, iyo Qadar ? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Boqor Cabdalla binu Al-Xuseen, Boqorka Urdun iyo Sheekh Tamiim binu Xamad, Amiirka Dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay in Trump uu gobolka Bariga Dhexe geliyay dagaal aan loo baahnayn Siyaasiga rugcadda ah ee Iiraan, Ali Larijani, ayaa si adag u cambaareeyay madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, isagoo ku eedeeyay inuu gobolka Bariga Dhexe geliyay dagaal aan loo baahnayn.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump: “waxaa suurta-gal ah in askari badani naga dhimato inta aan xaqiijinayno hadafka aan ka leenahay Iiraan” Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ay suuragal tahay in dhimasho dheeraad ah oo askar Mareykan ah ay dhacdo inta lagu guda jiro howlgalka dagaal ee ka socda Iran, isaga oo xusay in hawlgalladu sii socon doonaan ilaa Mareykanku ka gaarayo yoolalkiisa.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedka: Ali Khamenei, 87 sano oo ku suntan kacdoon iyo awood Cali Xuseen Khamenei wuxuu ku dhashay magaalada Mashhad, 19-kii bishii Abriil sanadkii 1939 isaga oo ka soo jeeda qoys diimeed Shiico ah oo saboolnimo la tacaalayay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Geerida Hoggaamiyihii Iiraan oo si rasmi ah loo xaqiijiyay TV-ga Dawladda Iiraan ayaa si rasmi u xaqiijiyay in hoggaamihii Ruuxiga ahaa ee dalkaas Aayatullaahi Cali Khamani uu ku dhintay weerar duqeymo ah oo Mareykanka iyo Israa’iil ay caasimadda Tehran ka fuliyeen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalalka Jarmalka, Faransiiska, Iyo UK oo Iiran ugu baaqay inay joojiso weerarrada dalalka gobolka Dalalka Germany, France iyo United Kingdom ayaa si adag u cambaareeyay weerarro ay Iran ku qaadday dalal ka tirsan gobolka, iyagoo ku boorriyay hoggaanka Tehran inay ka fogaadaan duqeymo aan kala sooc lahayn isla markaana ay dib u bilaabaan wada-xaajoodyo siyaasadeed.