Urur goboleedka IGAD oo ku tilmaamay heshiiska Garoowe mid taariikhi ah Sheeko:Dalka Urur goboleedka IGAD ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta magaalada Garoowe ay ku gaareen ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Cabdiweli Sheekh Axmed iyo madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Wakiilka urur… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada midoobey oo soo dhoweysay heshiiska dowladda iyo maamulka Puntland Ergayga gaarka ah ee xoghayaha qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nichalos Kay ayaa soo dhoweeyay natiijadda ka soo baxday wada hadalka u dhaxeeya dowladda Federaalka Somalia iyo maamulka Puntand kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG-DEG: Ra’iisal wasaaraha dalka iyo madaxwaynaha maamulka Puntland oo heshiis kala saxiixday War goor dhow naga soo gaaray magaalada Garowe ayaa sheegaya in heshiis ay si wada jir ah u saxiixeen ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo madaxwaynaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe:Wada hadallada dowladda iyo maamulka Puntland oo maanta la soo gabagabeynayo Waxaa maanta lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo wada hadallada magaalada Garowe uga soconayay wafdigii dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland. Wararka ka imaanaya Garoowe ayaa sheegaya in kulan gaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid ka mid ah la taliyaasha madaxwayne Xasan Sheekh oo lala xiriiriyay Al-shabaab Kooxda daba galka xayiraada hubka ee saaran Soomaaliya iyo Ereteria (UN Monitoring group) ee hoos yimaada qaramada midoobay ayaa ku eedeeyay mid ka mid ah la taliyaasha madaxwaynaha dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandow xalay ka dhaqan galay Kismaayo Bandow lagu soo rogay magaalada Kismaayo ayaa xalay ka dhaqan galay magaaladaasi iyada oo howl gal ay sameeyeen ciidamada amniga ee maamulka ku-meel gaarka Jubba dad badan lagu soo qab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: 30 ka tirsan dagaalyahanada Al-shabaab oo isku dhiibay dowladda (Dhageyso) Ku dhowaad 30 dagaalyahan oo ka tirsanaa Xarakada Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay iska dhiibay gobolka Hiiraan. Abaanduulaha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan gaashaanle sare Cabdullaahi Barre…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Gawaarida AMISOM oo jiiray baallayaal ku xiran xargaha korontada Gawaari ay wateen ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta bur buriyay saddex baalle oo ku yallay wadada Makka Al-Mukarama kuwaas oo la sheegay in saamayn ay ku yeesheen adeegii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada midoobey oo cambaareysay qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii xalay ka dhacay afaafka hore ee maqaaxida Oromo ee Muqdisho. Danjire…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax khasaare sababay oo mar kale ka dhacay Muqdisho War goor dhow soo gaaray war qabadka Goobjoog FM ayaa sheegaya in qarax khasaare sababay uu ka dhacay garaash ku yaalla xaafadda NBC ee degmada Hodan. Ilo la isku halleyn…