0 daqiiqo Sheeko:War Xuska Maalinta Shaqo-Wanaagga oo Muqdisho la gu Qabtay Xiriirka ururrada shaqalaaha Soomaaliyeed ayaa Muqdisho ku qabtay munaasabadda xuska maalinta shaqo-wanaagga.
1 daqiiqo Sheeko:War Nabadsugidda oo soo Qabtay Nin Al-Shabaab Hubka u soo Iibin Jiray Nabadsugidda ayaa soo qabtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh “Saki” oo ah ganacsade Al-Shabaab dibadda u ga soo gadi jiray hubka iyo walxaha ay qaraxyada ka sameeyaan.
0 daqiiqo Sheeko:Muuqaallo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Qaatay Kaarka Aqoonsiga Qaranka Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta qaatay Kaarka Aqoonsiga Qaranka ayaa ka hadlay muhiimada aqoonsigu leeyahay.
0 daqiiqo Sheeko:Dalka Fartuun Sakhaawe: Doorka iyo Awoodda Dumarka ba waxaa ka Jira Gaabis Badan Xarunta Libin waxa ay ol’olaysaa doorka ka qaybqaadashada haweenka ee dib-u-diska iyo metelaadda.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Sababay Dhimashada Bukaanno Badan Oo Ka Kacay Isbitaal Ku Yaalla Dalka Ciraaq Wararka ka imaanaya magaalada Nasiriya ee dalka Ciraaq ayaa sheegaya in ugu yaraan 52 qof ay dhinteen kadib markii dab uu ka kacay Isbitaal ku yaallo martamaha magaalada Nasiriya. Dabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan looga hadlayay doorka dhallinyarada ee kaga aaddan dib-u-eegista dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay aqoon is weydaarsi ku saabsan sida dhallinyaradu ay uga qayb qaadan karaan geedi socodka dib-u-eegista dastuurka, waxana soo qaban qabanqaabiyay Xarunta Ifiye oo gaashaneysa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo maanta kulan yeeshay ayaa warbixin ka dhageystay maamulka sare ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed (JUS). Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka X/Joogtada Ah Ee Wasaaradda Batroolka: Soomaaliya Uma Diyaarsana Bixinta Laysan-ka Shidaal Qodista Soomaaliya, ma lahan awood iyo shuruucdii ay shirkadaha caalamiga ahi shidaal uga qodan lahaayeen dhulkeeda, heshiis baratan ama laysan bixin ah oo Febraayo sanadka dambe la galaa, waxaa uu keenni…
6 daqiiqo Sheeko:War Turkiga oo mar kale u gogol xaaraya hadafka 2023 Shacab weynaha Turkiga ayaa abbaare 8:00am subaxnimo ee maalintii Axadda u dareeray xulashada baarlamaankii 27-aad iyo madaxweynaha 1-aad oo mar qura loo codeynayo sida uu qabo nidaamka cusub ee lagu…
4 daqiiqo Sheeko:War 21671 permalink articles track 4565487683 atlanta falcons factors Baggarly has documented the most eventful San Francisco Giants baseball history, having covered the team since 2004 for three media outlets including the San Jose Mercury News and the Oakland…