4 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo Khudbad Taariikhi ah Ka Jeediyay Furitaanka Kalfadhiga Afaraad ee BFS Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad taariikhi ah ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 4aad, kulankiisa 1aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Khudbadda…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Shirka Guddiga Amniga Qaranka ee Madaxweyne Guddoomiyay oo looga hadlay Howlgallada iyo Arrimo kale. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shirka guddiga Amniga Qaran ayaa looga hadalay tallaaabooyinka loo qaaday xaqiijinta amniga caasimadda, dib u dhiska ciidamada, xoreynta deegaannada…
3 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Dhegeystay Xukuumadda iyo Gobolka Banaadir Warbixin Ku Saabsan Dardargelinta Gurmadka Fatahaadada. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay shir degdeg ah oo golaha Wasiirrada ay ka yeesheen dhibaatada ay Soomaaliya ku heyso duufaanta El-nino, heerka saameynta iyo qaabka…
4 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta Lafagurka Buugga Godob iyo Geeri: Muraayad laga dhex arki karo dhaqanka sooyaalka ah ee bulshada Soomaaliyeed Qisada buugga Godob iyo Geeri waa muraayad laga dhex arki karo dhaqanka sooyaalka ah ee bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan…
0 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta Socdaalka Shaqo ee Madaxweyne Xasan Sheekh ku Joogo Dalka Ereteriya Madaxweynaha ayaa safar shaqo ku jooga Ereteriya oo ay tababbar gaar ah ku qaadanayaan qaar ka mid ah Ciidanka Qalabka Sida.
0 daqiiqo Sheeko:War Weerar la gu Qaaday Guriga Xildhibaan Maxamed Keerow oo ka Tirsan Golaha Shacabka Weerarkaan oo hoobiye loo adeegsaday ayaa sababay khasaare nafeed oo soo gaaray qaar ka mid ah qoyska xildhibaanka.
0 daqiiqo Sheeko:War Hawlgal ka Dhan ah Al-Shabaab oo Laamaha Amnigu ka Fuliyeen Gobolka Mudug Dawladda ayaa hawlgalkaan ku burburisay saanad ka kooban hub, cunto, daawo iyo agabka qaraxyada la ga sameeyo oo ay Al-Shabaab ku qarinayeen deegaannada hawlgalka la ga fuliyey.
0 daqiiqo Sheeko:War Hawlgal Ciidanku ka Fuliyeen Agaggaarka Jannaale Halgalkaan oo ciidanku ka fuliyeen tuulada Gerilow ee hoos tagta Jannaale ayaa ay cagta ku mariyeen maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
0 daqiiqo Sheeko:War Buugga Ka-Dhawrsiga Caadooyin Dhaqameedka Miyi Magaalo Buuggaan ayaa ka diiradda saaraya dhaqannada dadka dooriya sida fadhikudirirrada iyo balwadda.
0 daqiiqo Sheeko:War Shirkadaha Dahabshiil oo Buundo ka Dhisay Magaalada Burco Guddoomiyaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group, Xaaji Maxamed Saciid Ducaale ayaa si rasmi ah xadhiga u ga jaray buundoay shirkaddu ka hirgalisay Burco.