9 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad, Maqaallada Goobjoog BAAQ KU SOCDA BAARLAMAANKA:MAXAY SOOMAALIYA UGU BAAHAN TAHAY IN LA ANSIXIYO HINDISE-SHARCIYEEDKA XOGTA RASMIGA AH? SOOJEEDIN KA TIMID QOF BANNAAN-JOOG AH OGNA WAXA GUDAHA KA SOCDA By:Hussein Sheikh-Ali Waxaan maanta qormadaan qorayaa aniga oo aan haynin xil dowladeed, balse ka mid ahaa dadkii muddada dheer…
4 daqiiqo Sheeko:Aragti, Arrimaha Amniga, La-dagaallanka Al-Shabaab Bahda Tifaftirka: Musharraxa Madaxweynaha Galmudug Mudane Liibaan Axmed Xasan Iyo Kaalintiisa Hoggaamineed Ee Ladagaallanka Argaggaxisada Al-Shabaab Hordhac Liibaan Axmed Xasan oo ka mid ah musharraxiinta ugu cadcad ee u taagan qabashada xilka madaxweynaha Dawladgoboleedka Galmudug ayaa ka mid ah masuuliyiin ku sugan furimaha hore ee dagaalka…
0 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Hadaljeedinta Madaxweyne Xasan ee Labada Aqal ee Baarlamaanka ee ku Aaddan Xadgudubka Itoobiya ee Dhulka Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay mowqifka dalka ee heshiiska sharci-darrada ah ee Itoobiya ku doonayso dhulka Soomaaliya.
0 daqiiqo Sheeko:Muuqaallo Madaxweyne Xasan Sheekh “Guushani waa mid ku timid dadaal iyo halgan dheer oo ay soo wada galeen Hoggaamiyeyaal iyo Madaxweyneyaal kala duwan oo dalka soo maray burburkii kaddib ee ma’ahan shaqo shaqsi gaar ah qabtay.
3 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Mu’asasada Hormuud Salaam Foundation oo 1 Milyan Ugu Deeqday Fatahaadaha Dalka Muqdishu, 05 Diseembar, 2023: Iyada oo ay wali jirto saamayn xooggan iyo qasaare maal iyo mood leh oo ay sababeen daadadka iyo fatahaadaha ka dhahasay roobabka xilliga guga oo ka…
7 daqiiqo Sheeko:Aragti Maxay Soomaaliya Uga Dhigantahay Qaadista Cunaqabateynta Hubka? Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii cunaqabatayntii hubka uga qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya qaraarka tirsigiisu yahay 2714(2023), tallaabadan oo soo afjartay 31 sano oo ilaalo laga hayey, la diidanaa,…
0 daqiiqo Sheeko:Muuqaallo Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka ee laga qaaday dalkeenna.
3 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino 15 Faa’ido oo Ay Soomaaliya Ka helidoonto Ku Biirista Daladda EAC Isdhexgalka dhaqaale waa hannaan lagu mideynayo shuruucda iyo siyaasadaha dalalka si loo dhiirigeliyo ganacsiga, maalgeshiga iyo shaqoabuurka, waana taasi midda ay u taagan tahay dallada bulshada bariga Afrika ee ay…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada The United Nations University for Peace (UPEACE) Admissions Open for the 023/2024 Academic Year OFFICIAL CALL FOR APPLICATIONS Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobe ee Somalia (United Nations University for UPEACE, Somalia Program), waxay daneeyayaasha Soomaaliyeed lawadaagasa in lafuray isdiiwaan-gelinta sanad waxabarshadeed Jaamacadda 2023-2024. sanadkan waxa ku jirto deeq…
5 daqiiqo Sheeko:Aragti, Wararka Caafimaadka Mu’sasada Hormuud Salaam; Awoodda Togan ee Isbadal Bulsho iyo mid Caafimaad Mu’sasada Hormuud Salaam, waxaa ay u soo ifbaxday ifafaale rajo iyo is-beddel ku yimid Soomaaliya, taas oo tusaale u ah saamaynta qoto-dheer ee hay’adaha ay ku leedahay samaha bulshada. Iyadoo…