U bood dhigaalka

The United Nations University for Peace (UPEACE) Admissions Open for the 023/2024 Academic Year OFFICIAL CALL FOR APPLICATIONS

Nofeembar 26, 2023

Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobe ee Somalia (United Nations University for UPEACE, Somalia Program), waxay daneeyayaasha Soomaaliyeed lawadaagasa in lafuray isdiiwaan-gelinta sanad waxabarshadeed Jaamacadda 2023-2024. sanadkan waxa ku jirto deeq waxbarsho oo uu sameeyey MW Dr. Hassan Sheikh Mohamuud taso ay kafalqaday bixint kharashaadka Hay’adda Qadar Charity.

https://goobjoog.s3.eu-central-1.amazonaws.com/content/uploads/2023/11/26133157/UPEACE-FLYER-2023-2024-V2-2.pdf