Warbixinta Ganacsiga Billaha Ee Goobjoog FM (April 2015) Sheeko:War Bil kasta Goobjoog Fm waxay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishii tagtay gaar ahaan lacagaha ugu caansan caalamka ee laga isticmaalo Soomaaliya waxaana ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta Ganacsiga Billaha Ee Goobjoog FM (March 2015) Bil kasta Goobjoog Fm waxay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishii tagtay gaar ahaan lacagaha ugu caansan caalamka ee laga isticmaalo Soomaaliya waxaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolka Hiiraan ayaa Guul ka sheegtay dagaal ay Xarakada Al-Shabaab kula galeen duleedka dagmada Buuloburde ee Gobolkaasi. Dagaalkaan oo ku bilowday Weerar ay Ciidamada Dowladda ku…
3 daqiiqo Sheeko:War Warbixin Kalluumeysiga Hobyo oo Dib Uga Soo Kabanaya Dhiibatadii Burcad Baddeeda (Sawirro) Dhamaan dhulka la degenyahay ee xeebaha Soomaaliya ayaa waxaa iska caadi ah kalluumeysiga iyo lasoo bixista kheyraadka badda, magaalada Hobyana kama duwana, hase yeeshee waxaa jira waxyaabo ay la gaartahay,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Hobyo oo uu Bacaad Duugey (Sawirro) Hobyo waa magaalo qadiimi ah oo jirtey wax ka badan qarniyo, kana mid ah meelihii ugu horeeyey ee magaaloobey, waxaadna qiyaasi kartaa in in waxyaabo badan oo halkaasi yaala ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo La Dhaliilay Xildhibaan Hore xuseen Geeddi Jimcaale oo u waramay Goobjoog Fm, ayaa sheegay in weli ay jiraan beello degan gobalka Galgaduud oo heshiis la kala dhexe dhigin, isaga oo ku baaqay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jeesow “Wax Aan Dastuurka Qabin Ayaa Kismaayo Laga Sameeyay” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in caleema saarkii shalay ee baarlamaanka maamulka Jubbaland uu ahaa mid loo maray wado qaldan, islamarkaana baarlamaankaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Oo Loogu Baaqay u Gurmashada Soomaalida Yemen Lataliyaha arimaha bulshada ee wasaaradda arimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cismaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay ugu horeen in Barnaamijka Gurmad iyo Gargaar uu yahay mid umadda Soomaaliyeed dareenkooda wax badan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Yemen Oo Xaalad Adag Soo Wajahday Guddiga ku howlan diiwaan geilinta dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen islamarkaan doonaya in dalkooda ay kusoo laabtaan ayaa sheegay in xaalad aan fiicnayn ay ku jiraan dadka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Uu Ku Tagay Magaalada Kismaayo (Sawirro) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa maanta gaaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka mid ah Labada gole ee dowladda. Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka magaalada Kismaayo…