2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Afar iyo Tobon Sano Ka Dib Weerarkii Diyaaradaha ee Lagu Qaaday Maraykanka Muddo 14 sano ah ayaa laga joogaa markii weeraro diyaarado loo adeegsaday lagu qaaday dalka Maraykanka, kuwaasi oo lagu diley wax ku dhow 3 kun oo qof. Labo diyaadood sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada oo Ka Hadlay Shilin Soomaali Cusub oo Lagu Soo Daabacayo Kulankii golaha wasiirada ee todobaadkan ayaa looga hadlay lacag shilin Soomaali Been Abuur ah oo dhawaanahan suuqyada soo gashay, gaar ahaan Puntland iyo Galmudug, waxayna ka digeey in cawaaqib xumo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Shaacisey Xiliga ay Dhacayaan Doorashooyinka Madaxweyna maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shaaciyey xiliga la qabanayo doorashooyinka baarlamaanka iyo tan madaxtinimo oo ahayd arrintii ay sida weyn uga walaacsanaayeen xisbiyadda mucaaradka. Hoos Ka Akhri…
1 daqiiqo Sheeko:War War Deg Deg Ah : Baarlamaanka Jubbaland oo Lagu Kordhinayo 10 Xubnood War saxaafadeed dhawaan kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo uu ku saxiixnaa afhayeenka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar ayaa lagu sheegey in kadib wadatashi uu madaxweynaha la sameeyey odayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska oo Heley Gaadiid Ay Ku Hawlgalaan – Sawirro Ciidamada booliiska Soomaaliyeed ayaa shalay lasoo gaarsiiyey gaadiid cusub oo ay ku hawlgalaan, kaasi oo ay ku deeqdey dowladda Japan oo hadda ka horna sidan oo kale gaadiid ugu deeqdey.…
3 daqiiqo Sheeko:War Madaxda Ugu Sareysa Dalka oo ay Si Weyn U Saameysey Is-dhinka Miisaaniyadda 2015-ka Sedexda xafiis ee dalka ugu sareeya, oo kala ah xafiiska madaxweynaha, kan guddoonka baarlamaanka iyo kan Ra’isulwasaaraha ayay saameynta ugu culus ku yeelatay is-dhinka miisaaniyadda 2015-ka oo uu maanta ansixiyey,dib…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Illaaliyaha Guud “Waa Fal Dambiyeed Wasaarad Dakhli Ku Uruursanaysa Si Aanan Xeerka Waafaqsanayn” Xeer Illaaliyaha Guud Dr. Axmed Daahir oo ka hadlayay madal wasaaradda ganacsiga ay ku shaacineysey qiimo dhimis ay u samaysay shirkadaha qaadanaya shatiga wasaaradda ayaa ka digey wasaaradaha iyo hey’adaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Ganacsiga “Waa Ka Mamnuuc in Xawaaladaha iyo Bangiyada Akoon u Furaan Cid Aanan Shati Ka Heysanin Wasaaradda” Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdi Cusmaan oo ay hareero fadhiyaan koox wasiirro kale ah iyo xeer illaaliyaha guud ayaa warbaahinta u sheegey in wixii maanta laga bilaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Maraykanka oo Shaacisey In ay Soomaaliya Dib Uga Bilaabayso Hawlaheedii Dublamaasiyadeed War murtiyeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada Maraykanka oo uu ku saxiixnaa afhayeenka wasaaradda John Kirby ayaa lagu shaaciyey in dowladda Maraykanka ay dib u bilaabayso hawlgalkeedii dublamaasiyadeed ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland : Dowladda Iran Waxay La’dahay Cid Kala Wareegta Maxaabiis Soomaaliyeed Agaasimaha ka hor tagga burcad badeedda Puntland Cabdirisaaq Maxamed Dirir ayaa sheegey in dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xirxiran dalka Iran, oo loo heysto hawlo burcad badeednimo la la’yahay cid kala…