1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh Hambalyo u Diray Dhammaan Shaqaale Weynaha Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxa uu dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan Shaqaale weynaha Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Suuqyada Crypto oo Lumiyay $200 Bilyan 36-kii Saac ee Lasoo dhaafay, Waa Maxay Sababta? Xaaladaha suuqa crypto currencies ayaa maanta aad u xun ka dib markii Bitcoin oo ah hormuudka lacagahaasi ay sameysay hoos dhac aan laga fileyn taasoo sababtay in dhammaan ay hoos u dhacaan lacagaha kale ee xiriirka la leh.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Ka Wadahadleen Dowlada Soomaaliya iyo Libiya, Kadib Wafdiga Gaaray Tripoli? Wafdi uu hogaaminaayo Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Amb Daahir Maxamud Geele ayaa Kulan la qaatay Madaxweynaha Dalka Liibiya Maxamed Yonis AL-Manfi, kaas oo ka dhacay.
2 daqiiqo Sheeko:War Waa Maxay Sababta Dalalka laga Mamnuucay WhatsApp Wali looga isticmaalo? Tobanaan milyan oo dad ah ayaa isticmaalaya habab farsamo si ay si qarsoodi ah u galaan WhatsApp-ka dalalka laga mamnuucay sida uu warbaahinta u sheegay madaxa qeybta farriimaha ee Shirkadda.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiir Ku-xigeenka Cadaaladda Turkiga oo Muqdisho Soo Gaaray iyo Wasiir Xasan oo Soo Dhoweeyay Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XukuumaddaFederaalkaSoomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Turkiga.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Sheegay Inaan Israel iyo Xamaas Laga Aqbaleyn Fashilinta Heshiiska Xabadjoojinta Qaza Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa la kulmayey hoggaamiyeyaasha Israa’iil isaga oo riixaya heshiis xabbad-joojin ah oo u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, xilli sheegay in waqtigii heshiiska la gaaray.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Hambalyo u Diray Dhammaan Shaqaalaha Soomalaiyeed Xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo ku aadan 1-da maalinta shaqaalaha adduunka u diray shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey hawl-karnimadooda iyo dhabar adaygga ay muujiyeen
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Foolkaano Ka Qaraxday Indonesia oo Lagu La’yahay 15 Ruux, Halka Gurmad uu Socdo Ugu yaraan 15 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku naf waayeen, halka kumanaan kun oo kale laga daad gureeyay foolkaano ka qaraxday jasiiradda Ruang oo ka tirsan gobolka Sulawesi ee dalka Indonesia.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo Caalamka Looga Dabaaldegayo, Wax Ka Ogow Soo Ifbixitaankeeda Sannad kasta 1-da May, adduunku wuxuu isugu yimaadaa si loogu dabaaldego maalinta shaqaalaha adduunka, oo ay Qaramada Midoobay u asteysay in dunida looga dabaaldego , ujeedka ayaa ahaa in lagu maamuuso wax-qabadka.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Dhallinyaro Nadaafad Isxilqaan ah Ka Fulisa Xeebaha Muqdisho oo Guddoomiye Madaale uu Qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah dhalinyarada sida isxilqaanka ah uga shaqeeyo Nadaafada guud.