Munaasabad Lagu Soo Dhoweynayay Magacaabista Degmooyinka Cusub oo Muqdisho Lagu Qabtay Munaasabad ballaaran oo di heer sare ah loo agaasimay, laguna soo dhoweynayo magacaabista degmonimo ee Gubadleey ayaa lagu xarunta degmadaas, kadib markii la siiyay aqoonsi degmanimo uu ku dhowaaqay madaxweynaha. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Kulan La Qaatay Safiirka Dowladda Ruushka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya.
1 daqiiqo Guddoomiye Madaale oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya.
1 daqiiqo Muqdisho oo Noqotay 20 Degmo, Kdib Aqoosiga Dowladeed ee Garasbaaley, Gubadleey iyo Daarusalaam Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ayaa magacaabay degmooyin cusub oo ka mid noqan doono gobolka, kuwaas oo horay u ahaa deegaanno ka tirsan degmooyin kale.
2 daqiiqo Dhacdo Naxlin Leh: Wiil 4 Jir ah oo Muqdisho Isku Daldalay Wiil 4-Jir ah ayaa la sheegay in uu isku dal dalay xero ay ku noolyihiin dad barakacayaal ah oo ku taala Degmadda Deyniile ee gobolka Banaadir, arrintaan ayaa noqotay mid siweyn bulshadu ay u hadalheyso saacadihii lasoo dhaafay degmada.
2 daqiiqo Guddoomiye Madaale oo Ka Qeybgalay Kulan Tabarucaad Loogu Uruurinayay Hirgelinta Xarun Lagu Xanaaneeyo Gabdhaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan dhiiragelin ah iyo Deeq uruurin isugu jirta Kafaalad qaad iyo Tabarucaad u sameeyay Caruurta.
1 daqiiqo Dhallinyaro Nadaafad Isxilqaan ah Ka Fulisa Xeebaha Muqdisho oo Guddoomiye Madaale uu Qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah dhalinyarada sida isxilqaanka ah uga shaqeeyo Nadaafada guud.
1 daqiiqo Shir Looga Hadlayo Dardargelinta Amniga Caasimadda oo Muqdisho Lagu Qabtay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda Muqdisho.
1 daqiiqo Shirka Hormarinta Magaalooyinka Bariga Afrika oo Ka Dhacay Kenya iyo Gobolka Banaadir oo Ka Qeybgalay Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cusmaan Maxamed ayaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ugu qeyb galay Madasha Magaalooyinka Bariga Afrika.
1 daqiiqo Shirka Daadajinta Amniga Caasimadda oo Ka Dhacay Muqdisho iyo Maamulka oo Ka Hadlay Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa faah faahin ka bixiyay shirka daadajinta Amniga Caasimadda ee ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.