U bood dhigaalka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo darawallada Mooto Bajaaj-ka ugu baaqay in laga wada-shaqeeyo nidaamka iyo Habraacyada cusub.

Ogoosto 18, 2024

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa ugu baaqay dhallinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta in nidaamka cusub ee la soo rugay laga wada-shaqeeyo.