2 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Dalalka Carabta iyo Bariga Asia oo Wadajir Uga Horyimid Xadgudubka Itoobiya iyo Heshiiskii Badda Dalalka Carabta iyo Bartamaha Aasiya ayaa Dowladda Faderalka Soomaaliya taageero iyo garab istaag u muujiyay, ayagoo ka horyimid heshiiskii ay Itoobiya la gashay soomaliland, kaas oo keenay in dunidu siweyn uga falceliso.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Kormeeray Taliska Ciidanka Kumaandooska Gorgor Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Shiikh Muxudiin ayaa Muqdisho kula hadlay cutubyo ka tirsan Ciidanka milateriga Soomaaliya, gaar ahaan ururka 1aad Guutada 17-aad ee Kumaandooska GorGor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiirka Waxbarashada oo Kormeeray Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Wasiirka Wasaaradda Waxbarasha, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Wasiirro Ka Tirsan Dowladda oo Dooxa Uga Qeybgalay Shirka Iskaashiga iyo Dhaqaalaha Wadamada Carabta Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Amb. Axmed Macalim Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa magaalada Doha ee wadanka Qata
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa “ Hawlgalka Atalanta Waxa uu Saldhig u Ahaa Kor u Qaadidda Badqabka iyo Amniga Guud ee Badda Soomaaliya”. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tilmaamay muhiimdda ay leedahay in la kobciyo awoodaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, si ay awood ugu yeeshaan.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xfiiskiisa Ku Qaabilay Taliya Hey’adda Sirdoonka Turkiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ku qaabilay Madaxa Hay’adda Sirdoonka Qaranka Turkiga (MİT) Ibraahim Kalin, Waxayna ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidamada Deegaanka oo Koonfur Galbeed Ku Qabtay Nin Ka Tirsanaa Sirdoonka Al-shabaab ee Mudug Ciidamada deegaanka ee koonfurta gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu ahaa madaxii sirdoonka ee kooxda Alshabaab, kaas oo lagu magacaabo Farxaan Shalaange, waxaana la sheegay in uu sahan u ahaa kooxda.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Akhriso: Ajandaha ay Ka Wadahadleen Hey’adda Sirsoonka Soomaaliya iyo Turkiga Agaasimaha hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay taliyaha Sirdoonka Qaranka ee dalka Turkiga Ibraahim Kalin oo booqasho ku soo gaaray.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Agaasimaha Hey’adda Sirdoonka Turkiga oo Muqdisho Soo Gaaray Agaasimaha Hay’adda sirdoonka Turkiga ee MİT, Ibrahim Kalin ayaa lagu warramaya inuu soo gaaray caasimadda Muqdisho , halkaa oo la sheegay inuu kula kulmi doono Agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Xubno Ka Socday Baarlamaanka oo Qaahira Uga Qeybgalay Shirka Sanadlaha ah ee Baarlamaanka Jaamacadda Carabka Wafdi ka socda Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Baarlamaanka dalalka Carabta, kaas oo looga hadlayo arrimo badan oo jaxiiratal carab ah.