1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wafdi Ka Socda Akadamiyadda Boliiska Dalka Masar oo Muqdisho Soo Gaaray Wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Akadamiyadda Boliiska Dalka Masar,Sareeye Gaas Maxamed Axmed Maxamed (Abu Zahra) iyo sarakiil sare ayaa soo gaaray Magaalad Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:War Shirka Hannaanka Federaleynta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Muqdisho Ka Furmay Wasiir ku xigeenka wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Axmed Cabdiraxmaan Xasan oo uu weheliyo xoghayaha joogtada Wasaradda Mudane Feysal Aadan Xasan.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Gobolka Waqooyi Bari Kenya oo Go’doon Galay iyo Khasaaraha Ka Dhashay Fatahaadaha oo Kordhay Daadad iyo roobab xooggan oo dabeylo wata oo ka da’ay Kenya ayaa dilay ku dhowaad 100 qof tan iyo bartamihii bishii Maarso oo roobabka la dareemay , afhayeen u hadlay dowladda ayaa sheegay Jimcihii, taasoo laba jibaar ka badan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Ukraine Ku Caawinaya Nidaamka Difaaca Hawada ee Patrio Maraykanka ayaa sheegay in uu Ukraine siin doono nidaamka gantaalaha difaaca hawada ee Patriot, taas oo qayb ka ah $6 billion oo gargaar dheeri ah, kaas oo lagu caawinayo dowladda xilligaan dagaalka kula jirta Ruushka.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ceelsha Bishaya: Nin Qarax uu Farsameynayay Ku Laayay Caruurtiisa iyo Booliiska oo Ka Warbixiyay Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay qaraxyo habeenkii xalay ka dhacay Muqdisho iyo deegaanka Ceelsha Biyaha, kuwaas oo mid kamid ah uu geystay khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawacyo isugu jira.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Ku-xigeenka Caafimaadka oo Ka Qeybgalay Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Wadamada Afrika Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xildh. Dr. Maxamed Xassan Maxamed Bulaale ayaa ka qayb galay shirka wada-tashiga wasiirada Caafimaadka Wadamada Afrika oo ka dhacay xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa.
3 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Akhriso: Waxyaabaha ay Ku Heshiiyeen Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan ayaa maanta wadahadal ku yeeshay Madaxtooyada magaalada Dar Es Salaam.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Gabar Caan Ka ah Barta Tiktok oo Lagu Toogtay Ciraaq iyo Sabab Layaab Leh Gabar caan ka ah barta TikTok oo u dhalatay dalka Ciraaq, laguna magacaabo Om Fahad, ayaa lagu toogtay weerar ka dhacay bannaanka gurigeeda oo ku yaalla. degmada Zayouna ee magaalada bariga Baqdaad.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulamo Miro-dhal ah La Qaatay Madaxweynaha Tanzania Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Dar Es Salaam kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Tanzania.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Qeybgalay Shirka 5-aad ee madasha baarlamaanada Qudus Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku sugan wadanka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhigiisa.