2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Bayer Leverkusen oo 120 Sano Kadib Ku Guuleysatay Horyaalka Bundesliga Ee Jarmalka Kooxda kubadda cagta Bayer Leverkusen ayaa ku guuleysatay horyaalkeedii ugu horreeyey ee waddanka Germany ahna koobkii saddexaad ee abid ay kooxdaasi qaaddo, inkasta oo ay jirtay 120 sannadood, taas oo siweyn.
4 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Awoodda Iran iyo Israel Miyey Iskudhigmaan Xilligaan, Kadib Weerarkii Tahran ay Qaaday Gobolka bariga dhexe waxaa ka jirta xiisad xooggan oo u dhexaysa dalka Iiraan iyo maamulka Israa’iil, taasoo cirka isku sii shareertay 1-kii bishan abriil ka dib markii la weeray oo saraakiil lagu laayay qunsuliyadda iiraan ee dalka suuriya.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Kumannaan Ka Tirsan Ciidamada Israel oo Xanuunka Dhimirka Laga Helay, Kadib Weerarkii Iran Tan iyo markii uu billowday dagaalka Israa’iil iyo Xamaas 7-dii bishii oktoobar 2023 waxaa khasaare xoog leh oo kala gaaray labada dhinac. Khasaaraha ugu badani wuxuu gaaray dadka rayidka ah ee reer falastiin
1 daqiiqo Sheeko:Aragti Kumuu Ahaa Abshir Gaarane, Maxaadse Ka Taqaanaa? saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada haysatay geerida fannaan dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Abshir gaarrane, kaasoo shil gaari oo duleedka Muqdisho ka dhacay u geeriyooday.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Xiisadda Kasoo Korortay Gobolka Bariga Dhexe Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay xaaladda kasoo korortay Bariga dhexe, kadib weerarkii dowladda Iran ay ku qaaday habeen ka hor gudaha Israel, waxaana dowladdu ku baaqday.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Dab Xooggan oo Ka Kacay Dooxo Ku Taallo Gobolka Nugaan Ee Dowlad Goboleedka Puntland Dab xoogan ayaa ka kacay dooxada deegaanka Dalsan ee degmada Dangorayo ee gobalka Nugaal, kaas oo loo badinayo in uu ka dhashay isbeddelka Cimilada ee sii kululaanaysa, xiilligaan oo dalka qeybo ka mid ah uu ka bilowday.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Ergayga Nabadda Geeska Afrika Ee Dowladda Finland Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Ergeyga gaarka ee dhexdhexaadinta Nabadda Geeska Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulmay iyo Wasiirrada Cusub oo La Dhaariyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Guddiga Joogtada ah.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasaaradda Beeraha oo Ka Jawaabtay Cabasho Dhowaan Kasoo Yeertay Beeraleyda Soomaaliyeed Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye) ayaa ka jawaabay cabashooyin ay beeralaydu ku qabeen ciidamada jooga baraha lagu baaro
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay oo Kulan Deg deg Ka Yeelanaya Weerarka Lagu Qaaday Israel Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa manta oo Axad ah kulan deg deg ah waxaa ay ka yeelan doonaan xaaladda kasoo korortay gobolka Bariga dhexe, kadib weerarkii seqdhexe xalay Iran ku qaaday gudaha Israel.