2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu Yaraan 24 Qof oo Ku Geeriyootay Dhul Go’ Ka Dhacay Dalka Hindiya iyo Gurmad Socda Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay, halka boqolaal kalena laga cabsi qabo inay ku xayiran yihiin dhul go’ay ka dib markii roobab aan kala joogsi lahayn ay ku da’een deegaan buuraley ah oo ku yaalla gobolka Kerala.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Mudaharaadyo Waawyn oo Ka Bilowday Venezuela iyo Muran Ka Dhashay Guurasha Nicolás Maduro Mudaaharaadyo ayaa shalay oo Isniintii ka dhacay magaalada Caracas ee caasimadda Venezuela, iyadoo boqolaal dhallinyaro ah ay socod ku soo mareen waddooyinka iyagoo ka careysan doorashada madaxtinimo.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Muxuu Ku Saabsanaa Wadahadlka Teleefoonka ay Yeesheen Madaxweyne Xasan iyo Dhiggiisa Erdogan? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadal qadka telefoon ah la yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan, iyagoo ka wadahadalay arrimo dhowr ah.
1 daqiiqo Sheeko:Aqalka Sare Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maaanta Hortagay Golaha Aqalka Sare Isagoo Su’aalo Lagu Waydiiyay Golaha aqalka sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaaladda, dalka iyo hubkii dhowaan u gacan galay dadka reer Caabudwaaq, colaad beeleedyada, barakacayaasha.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Mas’uuliyiin Ka Tirsan Hirshabeelle oo Ka Qeybgashay Bandhigga Wax Soo Saarka Beeraha Buulo Burde Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabeele iyo kan degmada Buulaburte ayaa ka qeyb-galay bandhig oo ay soo agaasimeen ururka iskaashatada Beerakayda degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Mas’uul Ka Tirsan Bahda Waxbarashada oo Lagu Dilay Magaalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegay in halkaas lagu toogtay masuul kamid ahaa bahda waxbarashada deegaanada Puntland, gaar ahaan Boosaaso, waxaana kasoo baxaya warar kale duwan.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Duuliyihii Diyaaradda Soomaali Airline Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Kabtan Axmed Xaaji Cilmi Guure oo ka mid ahaa duuliyeyaashii Somali Airlines, isla markaana ahaa aasaasihii shabakadda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga iyo Israel oo Hanjabaadyo Hawada Isku Dhaafsaday iyo Cabsida Bariga Dhexe oo Korortay Madaxweyne Erdogan ayaa dhowaan sheegay inaan Turkigu waxa ay Israa’iil marinka Qasa ka waddo ka aamusnaan karin, islamarkaana inay sidii Liibiya iyo Azerbaijan u fara-galiyaan oo falastiiniyiinta garab siiyaan.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Culimada Ugu Baaqay in Sida Siyaasiyiinta Aysan u Kala Qeybsamin Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo daahfuray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ee sanadkii labaad lagu qabanayo magaalada Muqdisho ayaa culumada ugu baaqay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wiil Dhalinyaro ah oo Sodohdiis ay Ku Dishay Magaalada Boosaaso Maxamed Cabdi Bile oo ka mid ahaa dhalinyarada magaalada Boosaaso ayaa u geeriyooday dhaawac ay u geysatay haweenay gudaha Suuqa Boosaaso.