1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wadatashiga Warasaaradaha Maaliyadda Heer Federal iyo Heer Gobol oo Muqdisho Ka Furmay Shirkaan ayaa inta uu socdo waxaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha xeerka mideynta Cashuuraha, dib-u-habeynta Maaliyadda iyo dhamaystirka sharuudaha deyn cafinta.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa hadda si kumeelgaar ah u la deggan Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Danab oo Howlgal Ka Fuliyey Deegaanno Ka Tirsan Jubbada Hoose Howlgalkaa ayaa waxaa uu si gaar ah uga dhacay deegaanka Janaay-Cabdalle iyo deegaannada kale ee ku hareereysan, halkaas oo la sheegay in ay ku sugnaayeen xubno Al-Shabaab ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dab Xooggan oo Baabi’iyey Magaalo ku Taal Mareykanka iyo in ku Dhow 100 Ruux oo ku Geeriyootay Tirada dhimashada dadka ayaa gaartay 89 qof Sabtidii, taas oo ka dhigaysa dabkii ugu dhimashada badnaa Maraykanka muddo qarni ka badan.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Kulan La Qaatay Ergeyga Gaarka ah Ee QM Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay qorshaha xasilinta iyo adeeg gaarsiinta degaannada laga xoreeyey Al-Shabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Deegaanka ah oo la gu soo Bandhigay Magaalada Cadaado Ciidankaan ayaa qayb ka noqon doona gulufka lagu xoreyn doono deegaannada Galmudug ee ku maqan gacanta Khawaarijta.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ra’iisulwasaare Xamse oo Fariin Adag U Diray Dhillinyada Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in bahda waxbarashadu ay yihiin naftood hurayaal xili adag u kacay waxbaridda ubadka Soomaaliyeed, isla markaana ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:War Ganacsatada Qaadka Kenya oo Ka Cabanaya Suuqa Soomaaliya Hoos U Dhac Ku Yimid Beeralayda qaadka ee dalka Kenya ayaa sheegay inuu jiro hoos u dhac ku yimid iibka Soomaaliya la geeyo , kadib markii ay dowladda Soomaaliya siisay Itoobiya 10 maalmood oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Dib U Qabsaday Ruunnirgood iyo Deegaanka Hilowle Gaab Ciidanka Dowladda oo taageero ka helaya kuwa deegaanka ayaa gudaha u galay degmada Ruun-nirgood iyo deegaanka Hilowle Gaab oo dhaca xadka gobolka Shabeellaha dhexe uu la leeyahay gobolka Galgaduud, halkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Masaajid Ku Burburay Dalka Nigeria oo Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhalatay Muwaadiniinta iyo shaqaalaha samatabbixinta xirfadlayaasha ah ayaa sameeyay hawlgal samatabbixin ah ka dib dhacdada Jimcihii dalka Naigeria, kadib markii uu dumay Masaajid, xilli uu da’ayey Roob xooggan sida Booliisku shaaciyay.…