1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir u Dhexeeyay Dowladda Soomaaliya iyo IMF iyo Bangiga Adduunka oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shir u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka kaas oo looga hadlayay barnaamijka ECF( Extended…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Shirka Todobadlaha Ee Golaha Wasiirrada Soomaaliya? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyaya Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimo dhowr ah. Shirka atyaa waxaa diiradda lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Suudaan oo Sheegay in Gacanta Lagu Dhigay Hub Ku Socday Ciidanka RSF Milatariga dalka Suudaan ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Hub fara badan oo ay sheegeen in loo waday xoogagga kasoo horjeeda ee RSF, kuwaas uu hoggaamiyo Generalka gadooday Hamdaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Khasaare Dhaliyay oo Ciidanka Milatariga Ku Dhexmaray Degmada Ceelbarde Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada Bardaale ee gobolka Bokool, waxaana ka dhashay khasaare kale duwan oo dhimasho iyo dhaawac…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Raila Odinga oo ku Gooddiyay Dibadbaxyo Hor leh oo Looga Soo Horjeeda Dowladda Hoggaamiyaha mucaardka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in uu dadka Kenyaanka ah u horseedi doono in ay ka soo horjeestaan in la meel mariyo hindise sharciyeedka Maaliyadda 2023 kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muxuu Wasiir Fiqi Ka Tiri Shirka Madasha Magaalada Oslo Ee Norway Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane, Axmed Macallim Fiqi oo safar shaqo ku jooga Norway ayaa kaqeyb galay mid ka mid ah fadhiyada “Madasha Oslo” taas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shirweynaha Qaranka Ee Shaqaalaha Caafimaadka Dalka oo Ka Furmay Muqdisho Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho Shirwaynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka Soomaaliya, kaas oo looga hadlayo arrimaha la xiriira sare u qaadista shaqaalaha Caafimaadka dalka. Munaasabadda waxaa ka qeyb galay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland oo War Ka Warbixisay Sababta Gedo Loogu Diiday Guddoomiyaha Cusub Inuu Gaaro Madaxwayne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlayay khilaafka kala dhexeeya Jubbaland mas’uuliyiinta gobolka Gedo ayaa khilaafka ka taagan Gedo ku eedeeyay inay ka dambeeyaan qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Xoogga Dalka iyo Africom oo Ka Wadahadlay Dardargelinta Dagaalka Al-shabaab Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sarreeye Gaas, Odawaa Yuusuf Raage ayaa kulan laqaatay taliyaha ciidamada Mareeykanka ee howlgalka Africom Gen, Micheal Langley, iyaga oo ka wadahadlay arrimo dhowr ah oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Hey’adaha Maareynta iyo Hey’adda Star Network Gudoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka ee SoDMA mudane Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wheliyaan agaasimaha waaxda maareynta musiibooyinka mudane Khadar Maxamed Sh Nuur iyo la-taliye sare Maxamed Macallim (Wayaaka) ayaa maanta…