U bood dhigaalka

Maxaa Looga Hadlay Shirka Todobadlaha Ee Golaha Wasiirrada Soomaaliya?

Sheeko:Dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyaya  Shirka  Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo  looga hadlay arrimo dhowr ah.
Shirka atyaa waxaa diiradda lagu saaray mniga dalka, iyadoo lagu ansixiyay Heshiiska Dhismaha Xarunta Dhaxe ee Sanduuqa Caalamiga ah ee horumarinta iyo qorshaynta ee (WFDP) oo laga hirgelinayo Soomaaliya.
Golaha Wasiirrada ayaa warbixinno la xiriira amniga guud ee dalka, ka dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga oo soo bandhigay guulihii ay ciidamadu ka gaareen xasillinta goobihii lala wareegay.
Goobjoog News