2 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Xuska 64 Sano Guuradii 26-ka June oo Muqdisho Ka Dhacday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka June 2024 oo ah markii ugu horeysay oo calan Soomaaliyeed gayiga Soomaali ay degto 1960-kii.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga BOGAADIN GOGOL- NABADEED BAAQ & MAHAD-CELIN Waxan u mahadcelinayaa Hogaanka Galmudug ee Xiligiisu Dhamaaday oo Gogashaan Dhigay Dhuusamareeb, sidoo kale waxaan mahad ballaaran ujeedinayaa culimadii , waxgaradkii , odoyaashii ,siyaasiyiin deegaanka ah.
2 daqiiqo Sheeko:BANNAANBAXYADA Wararkii Ugu Dambeeyay Banaanbaxyada Ka Socda Magaalooyinka Waaweyn ee Dalka Kenya Sida ay ku waramayso warbaahinta dalka Kenya dalkaasi waxaa hadda ka socdo dibadbaxyo ay dhigayaan dadka kenyanka ah ee ka soo horjeeda hindse-sharciyeedka maaliyadda ee canshuurta lagu kordhinayo.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Isku-duwaha Arrimaha Bani’aadannimada.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Garoonka Muqdisho oo Gacanta Ku Dhigay Eedeysane Baxsad Ka Ahaa Cadaaladda Ciidanka booliska Soomaliyeed ayaa gacanta Ku soo dhigeen eedeysane gacan Ku dhiiglenim loo haysto, kaas oo lagu Magacaabo Maxamed Cumar Ciise, waxaana lagu heystaa dil ka dhacay deegaannada Puntland
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar Ka Dhacay Qasa oo Lagu Dilay Shaqaale Samafal iyo Haweeney ay Walaalo Yihiin Ismaaciil Haniya Ciidanka Israel ayaa weerar ka dhacay Qaza ku dishay tiro dad ah reer Falastiin ah oo sidoo kale ay ku jiraan ilaalada baabuurta gargaarka, kadib markii la weeraray dad mucaawino doon ah oo ku sugnaa deegaanka Khan Younis.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Milkiilaha Website-ka Siraha Faafiya ee WikiLeaks oo Todobaadkaan Xoriyaddiisa Haleya Kadib Xabsi Dheer Juliana Assange oo ah aas-aasaha website-ka WikiLeaks ayaa la filayaa in todobaadkaan uu qirto inuu danbi galay kuna xadgudbay sharciga basaasnimada Mareykanka, qirashadaas oo uu ku baddalanayo in laga sii daayo.
7 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Doorka Dhallinyarada Soomaaliyeed ay Ku Leeyihiin Amniga Dalka iyo Xasilloonidiisa Amniga dalkeenna Soomaaliya waxa uu muddo dheer ka mid ahaa caqabadaha ugu waaweyn ee horyaalla bulshada Soomaaliyeed, iyadoo dhibaatada amni ay saameyn ku yeelatay dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kuuriyada Koonfureed oo Baareysa Sababta Dab Ka Kacay Warshad oo Dad Badan Dilay Dowladda Kuuriyada Koonfureed ayaa amar ku bixisay in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo amaanka goobaha warshadaha ah maalin kaddib markii uu dab qabsaday warshad batariyada sameysa, taasoo ay ku dhinteen 22 qof .
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nin Hooyadiis iyo Abtigiis in uu Dilay Ku Eedeysan oo Lasoo Qabtay Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Baanadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Deyniile ayaa xalay waxay gacanka ku soo dhigeen nin uu sheegay taliska boolisku inuu ku eedaysanyahay inuu dil geystay.