1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha Ka Dhashay Dab Ka Kacay Dhisme Ku Yaalla Kuwait oo sii Kordhay Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dhisme dab ka kacay dalka kuwait, iyadoo ilaa hadda dhimashada ay gaartay 49 qof.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxay Yihiin Qodobada ay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qadka taleefoonka wadahadal miro dhal ah kula qaatay Amiirka Dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Gaaray Deegaankii Dhowaan Beeluhu ay Ku Dagaalameen Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray deegaanno ka tirsan waqooyiga Gobolka Galgaduud, kuwaas oo maalmo ka hor uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya beelo walaala ah oo wadaag ahaa.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay 3 Degmo oo Kusoo Biiray Degmooyinkii Jiray Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta yeeshay kulankoodii 2aad ee Kalfadhiga 10aad, waxaana shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Dr Maxamed Nur Gacal oo ay ku wehliyeen labadiisa Ku xigeen.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Looga Hadlay Kulanka Wasiirka Gaashaandhigga iyo James Swan? Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa Xafiiska.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu Daaran Yahay Socdaalka Taliyaha Sirdoonka Qaranka ee Degmada Maxaas? Taliyaha hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA) Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo aay wehliyaan Xildhibaanno iyo siyaasiin ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho oo Laga Daahfuray Shirka Ansixinta Qorshaha Shanta Sano ee Hay’adda Socdaalka Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta furay shirka ansixinta qorshaha shanta sano ee hay’adda socdaalka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Muxuu Kala HadlayMadaxweyne Xasan Sheekh Jaaliyadda Soomalaiyeed ee Norway? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa qayb-galay Munaasabad ay soo qabanqaabisay Jaaliyadda Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Ka Qeyb-galaysa Shirka Hay’adda TSA Waxaa magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka ka furmay dood-cilmiyeed la xiriirta arrimaha garoomada iyo ammaankooda, kaasi oo ay soo qabanqaabisay hay’adda TSA , ee garoomada dalkan u qaabilsan ammaankooda.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgalka Ciidanka Maraykanka ee Afrika oo Beeniyey Eedeynta Al-Shabaab ee Dilkii Dhaqaatiirta Cuba Taliska Maraykanka ee Afrika ayaa sheegay inaysan mas’uul ka ahayn dilka la sheegay in loo gaystay laba dhakhtar oo u dhashay Cuba oo al-Shabab ay soo jeediyeen eedayn ah inay ku dhinteen duqayn uu gaystay.