1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Khasaaro Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Ay Ku Qaadeen Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay xilli dambe gudaha magaalada dagaal uu ku dhex maray ciidamada dowladda iyo Ururka Al-shabaab. Weerarka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga NISA: Waxaan Muqdisho Ku Dilnay 12 Al-shabaab ah Hay’adda Nabad Sugidda & Sirdoonka Qaranka ee (NISA) ayaa habeenimadii arbacada sheegtay in hawgal ay sameeyeen Muqdisho ku dileen ilaa 12 ka tirsan Al-shabaab. Qoraal ay hey’adda soo dhigtay barteeda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliban Oo Weerar Kuqaaday Iiraan warbaahinta Afgaanistaan ayaa ku waramaysa in iska hor imaad la isku adeegsaday hubka culculus uu ka qarxay xadka u dhaxeeya Afgaanistaan iyo Iiraan kaa oo u dhaxeeya dagaalyahanada Taalibaan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Xildhibaanada Hadda Ku Fadhiya Kuraasta Doorashadooda La Shaaciyay? Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobalada Waqoyi ayaa shaaciyay in ay qabanayaan maalmaha soo socda doorashada 16 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland. Kuraasta la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy Ahmed: TPLF Waxaa Hogaaminayo Kuwa Aan Hadaf Laheyn Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo ku sugan furimaha dagaalka Itoobiya oo ku sugan furimaha hore ee dagaalka ayaa markale fariimo culus oo ka dhan ah kooxda TPLF. Abiy ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta: Ma Aqbaleyno Boobka Lagu Wado Doorashada Midawga musharixiinta xilka madaxweynanimada Soomaaliya ayaa sheegay markale in aysan aqbali doonin natiijada doorashada ka socota dalka. War-murtiyeed dheer oo ka soo baxay xubnaha midawga musharixiinta ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland: Guddiga Doorashada Oo Shaaciyay Doorashada 16 Kursi Oo Ka Tirsan Kuraasta Golaha Shacabka Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada waqooyi ayaa shaaciyay 16 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland kuwaas oo dhawaan la qaban doono. Qoraal ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdullahi Black Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka Koonfur galbeed lagu soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#193 oo saaka doorashadiisa loo dareeray. Kursigaan ayaa waxaa baarlamaanki 10-aad ku fadhiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga WHO: Fayraska Omicron Waxa Uu Sameynaya Isbadallo Aan Horay Loo Arag Hay;adda caadimaadka adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO, ayaa war ka soo saartay nooca cusub ee coronavirus kaas oo ka dilacay dalal ka tirsan qaaradda Afrika iyo qeyba ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baydhabo Oo Malintii Afaraad Lagu Dooranayo Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka Koonfur galbeed ayaa lagu wadaa in saaka oo talaada ah ay ka qabsoonto doorashada hal kursi oo qeyb ka ah kuraasta golaha…