2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukuumadda Soomaaliya oo Wadda Dadaallo Lagu Joojinaayo Dagaal Beeleedyada Galgaduud Ra,iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Saalax jaamac ayaa war kasoo saaray dagaal beeleedyada khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay gobolka Galgaduud gaar ahaan inta u dhaxeysa Xeraale iyo Caabudwaaq.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Deg deg: Diyaarad Sidday Madaxweyne Ku-xigeenka Malaawi oo La Waayay iyo Faahfaahinno Kasoo Baxaya Diyaarad siday madaxweyne ku xigeenka dalka Malawi Saulos Klaus Chilima iyo sagaal qof oo kale ayaa la waayay, Sida laga soo xigtay xafiiska madaxweynaha dalkaas, dadaallada lagu raadinayo diyaaradda ayaa socda.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland oo Ogolaatay Mashaariicda Hormarineed ee Dowladdu Ka Fuliso Deegaanadeeda Wasiirka wasaaradda qorshaynta dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Puntland ay oggolaatay in dib loo billaabo mashaariicdii ay dowladdu ka fulin jiray deegaanadeeda, ayadoo ay xukuumadda Federaalku.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxay Ka Wadahadleen Madaxweynaha iyo Boqorka Norway? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga boqortooyada Oslo kulan kula qaatay Boqorka Norway, Boqor Harald V, iyo dhaxal suge Haakon Magnus.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Maanta Muqdisho Ka Shirka Dib u Habeynta Maaliyadda Dalka Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta daah-furay shirka dib-u-habeynta Maaliyadda ee Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda lacagta Adduunka ee IMF.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Gobolka Banaadir oo Howlgal Ka Sameeyay Muqdisho iyo Dad Lagu Soo Qabtay Booliska Soomaaliya gaar ahaan Taliska qeyta guud ee Gobalka Banaadir oo kaashanaya Hay’addaha kale ee nabad-galyada caasimada iyo Maamulka Gobalaka Banaadir ayaa Howlgal ka fuliyay Dagmooyinka Dharkeynley.
1 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Shir Ku Saabsan Arrimaha Qaxootiiga oo Ka Dhacay Magaalada Bosaaso ee Gobolka Bari Waxaa magaalada Boosaaso gaar ahaan Xafiiska Duqa Degmada ka qabsoomay shir u dhexeey Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyada dowlad gobolleedka Puntland, iyo Hay’adda Qaxootiga Adduunka
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ukraine oo Sheegatay in Diyaarad Dagaal ay Ku Burburisay Gudaha Ruushka Ciidamada Ukraine ayaa duqeeyey diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay oo nooceedu ahaa Sukhoi Su-57, taasoo ku sugneyd saldhig ciidamada cirka ah oo ku yaalla gudaha Ruushka, sida ay sheegtay hay’adda sirdoonka ee Kyiv’s GUR.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Al-Shabaab oo Laga Saaray Deegaanka Buulo Xaaji iyo Ra’iisul Wasaare Xamse oo Ka Hadlay Ciidanka Daraawiishta , Nabadsugidda ee Jubbaland iyo Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal ka dhan ah Shabaab ka wada deegaanka Buulo Xaaji oo qiyaastii 80KM dhanka galbeed ka xigta magaalada Kismaayo.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Hey’adaha Caalamiga ah oo Ka Digaya Macluul Baajsan oo Ka Dilaacda Sudan Ururka dhaqaatiirta dalka Suudaan ayaa ku eedeeyay ciidamada gargaarka degdega ah ee RSF ah inay xoog ku galeen isbitaallo ku yaalla dalkaas, islamarkaana ay sabab u noqdeen inay joogsado shaqadii ka socatay.