1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gen. Indho-Qarshe: Dagaalka Guriceel Wada hadal ayaa Xalka u arkaa, Mana Taageerayo Dagaal Taliyihii hore Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya General Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe oo isaga oo ku sugan caasimadda Muqdisho ka hadlay dagaalka Guriceel ayaa ku baaqay wada hadal, isaga oo intaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Gobalka Banaadir Oo Xukun Ku Ridday Agaasimihii Sahan Research Maxkamadda gobalka Banaadir ayaa maanta xukun xabsi ah ku ridday aas aasaha hay’adda cilmi baarista ee Sahan. Gal dacwadeedka shirkadda oo muddooyinkii la soo dhaafay ka furnaa maxkamadda ayaa maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoor-Qoor: Dowlad Galmudug marnaba ma aqbaleyso in dad iyo deegaan lagu qabsado hub iyo qori caaridiis Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka ururka ahlu-sunna maamulkiisa kula jiro ee maalinti afaraad ka taagan magaaalada guriceel ee gobalka galgaduud.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga James Swan: 100 Kun Qof ayaa ku Qaxxay dagaalka Guriceel Ergayga xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan oo kulan dhanka fogaan aragga ah warbaahinta kula hadlaya ayaa faahfaahin ka bixiyay xalaadda Soomaaliya. Mr Swan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Fariisimo Ciidamada Dowladda Ku Leeyihiin Shabeellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya magaalada Afgooye ee gobalka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay xubna ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisimo ciidamada dowladda ay ku lahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Natiijada Doorashada Ufayn Oo La Shaaciyay Waxaa la shaaciyay goordhaw natiijada doorashada degmada Ufayn ee Puntland, sida ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka Puntland. Sagaalka xisbi siyaasadeed ee doorashada galay ayaa degmada ka helay codod kala duwan,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Natiijada Doorashada Qof iyo Codka Ah Ee Puntland Oo Goordhaw Lagu Dhawaaqayo Waxaa heer gaba gaba ah saaka oo Talaada ah maraya tirinta codadka doorashada qof iyo codka ah ee sida horudhaca ah looga qabtay degmooyinka Ufeyn, Qardho iyo Eyl. Natiijada doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Soo Dhaweeyay Doorashada Ka Socota Puntland Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweyay doorashooyinka qof iyo codka ah ee golayaasha deegaanka ee ka socda Puntland. Qoraal ka soo baxay xafiiska Rooble, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni Oo Codkiisa Ka Dhiibtay Qardho Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa maanta codkiisa ka dhiibtay doorashada qof iyo codka ah ee ka socota Puntland. Deni oo ku sugan magaalada Qardho, ayaa codkiisa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Dadka da’ada ah, Haweenka Iyo Dadka Baahiyaha Gaarka Ah Qabo Oo Saaka U Dareeray Goobaha Codbixinta Waxaa saaka degmooyinka Ayl, Ufeeyn iyo qardho looga dareeray bixinta codadka doorashada qof iyo codka ah ee Puntland. Degmooyinkan oo doorashada sida horudhaca ah looga qabanayo ayaa dad weynuhu waxa…