1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Wafaafinta Puntland Oo Loo Doortay Senator Aqalka Sare Ah Cabdullaahi Cali Xirsi ‘Tima-cadde ayaa ku guuleystay kursiga Afaraad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland. Timacadde oo ah Wasiirka Warfaafinta Puntland, ayaa cod gacan-taag ah loogu doortey Senator Aqalka-sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Wasiirka Dekedaha Ee Loo Doortay In Uu Noqdo Senator Ka Tirsan Aqalka Sare Maxamed Cabdi Majiino ayaa ku guuleystay kursiga seddaxaad ee doorashooyinka Aqalka Sare ee dowlad gobaleedka Puntland. Senator Majiino ayaa waxaa u tanaasulay musharax Maxamed Geeddi Maxamuud isagoo sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirkii Dekedaha Puntland Oo Loo Doortay Senator Aqalka Sare Ah Maxamed Cabdi Majiino ayaa ku guuleystay kursiga seddaxaad ee doorashooyinka Aqalka Sare ee dowlad gobaleedka Puntland. Senator Majiino ayaa waxaa u tanaasulay musharax Maxamed Geeddi Maxamuud isagoo sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ee Loo Doortay Senator Aqalka Sare Ah Maxamed Cali Yusuf gaagaab ayaa ku guuleystay kursiga labaad ee Aqalka sare dowlad gobaleedka Puntland ku guuleystay. Gaagaab ayaa waxaa u tanaasushay musharax Kowsar cabdullahi Xirsi oo kula tartameysay kursiga.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Ku-xigeenki Hore Ee Puntland Oo Loo Doortay Senator Maxamed Cali Yusuf gaagaab ayaa ku guuleystay kursiga labaad ee Aqalka sare dowlad gobaleedka Puntland ku guuleystay. Gaagaab ayaa waxaa u tanaasushay musharax Kowsar cabdullahi Xirsi oo kula tartameysay kursiga.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Senator Faroole Oo Markale Loo Doortay Aqalka Sare In Uu Ka Mid Noqdo Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ku soo baxay tartanka senadatara kursigii ugu horeyay ee dowlad gobaleedka Puntland. Faroole ayaa kaga guuleystay musharixii la taratamayay codad dhan 54 , halka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faroole Oo Markale Loo Doortay Senator Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ku soo baxay tartanka senadatara kursigii ugu horeyay ee dowlad gobaleedka Puntland. Faroole ayaa kaga guuleystay musharixii la taratamayay codad dhan 54 , halka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Doorashooyinka Oo Shaaciyay Xiliga La Qabanayo Doorasha Aqalka Sare Ee Galmudug Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada Aqalka sare ee xubnaha galmudug ku matalaya Aqalka sare. Jadwalka guddiga ay shaaciyeen ayaa lagu sheegay in maanta oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Doorashada Aqalka Sare Oo Saaka Ka Bilaabmeysa Garowe Waxaa saacadaha soo socda ee maanta lagu wada in magalada Garowe ee xarunta dowlad gobaleedka Puntland ay ka bilaabato doorashada kuraasta Aqalka sare ee Puntland ku matali doona. Xarunta golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Qoor-qoor Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, ayaa shaaciyay liiska musharixiinga Aqalka Sare Galmudug ku matali doonta. Qoor-qoor ayaa liiskan ku shaaciyay musharixiinta 6 kursi oo ka mid ah…