U bood dhigaalka

Faroole Oo Markale Loo Doortay Senator

Ogoosto 11, 2021

Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ku soo baxay tartanka senadatara kursigii ugu horeyay ee dowlad gobaleedka Puntland.

Faroole ayaa kaga guuleystay musharixii la taratamayay codad dhan 54 , halka Maxamed Cismaan Colaad uu helay 11 cod  .

Kadib tirinta codadka, Gudoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa natiijada ku dhawaaqay.

Goobjoog News.